Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka qoyskiisa iyo ka xisbiga KULMIYE, wuxuu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad Hodan X. Ciise oo ku geeryootey magaalada  Hargeysa. Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah uga tacsiyeynayaa geerida Marxuumadda Ilma Cabdi Sheybe iyo dhammaan Ilma Shaybe.

Wuxuu Illaahay uga baryayaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo, Marxuumaddana Jannadii Fardowsa ka Waraabiyo.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

Comments are closed.