Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay (Daawo Sawirada)
June 17th, 2008
Shirweyn uu Laanta Norway ee Axadii 08.Jun.2008 iyo Goamadii ka soo baxay.

Waxaa shirweyn hordhaca isagu yimid xubno badan oo ka mid ah Kulmiye Norway, shirkaas oo hordhaca ahaa waxaa laga hadlay 3 qodob ee soo socda:
- Ansixinta Sharcigii Laanta oo dhamays tiran.
-
- Dood dheer ka bacdi waxaa go,aan lagu gaadhay, qodobadan soo socda:
Kulmiye Party, Norway Branch
Chairman of Norway Branch : Ahmed Baruud CIGE.
Member of Kulmiye SC, from Norway Branch: Prof: Hussein Hassan GULED.
Acoun-ka Norway Branch: 15030507670, Dnb NOR BANK.
Adress-office of Kumiye Norway: Nordkappgata 19, 0479 Oslo, Telefon: + 47 95216028.
E-mail of Kulmiye Norway: kulmiyenorway@hotmail.com.
- Xubinta golaha dhexe ee Kulmiye u matalaasa Laanta Norway, Prof: Hussein Hassan Guleed
.
Gudida Cusub ee Laanta waxaa la dooranayaa shirweynaha 15.Jun.2008.
Xeer hoosaadka Laanta waxaa la ansixinayaa shirweynaha 15.Jun.2008.
Waraysiga xubnaha martida inoo ah, waxaa dhacayaa 15.jun.2008.
Somaliland dadkayda iyo Somaliland dalkayga.




Xisbiga Kulmiye.
Oslo, Norway.——————————————————————————————————————————–