Xoghayaha Guud Ee Xisbig UDUB Oo Cadaystay In XisbigaUDUB U Taaganyahay Midnimadii Somalaiya

ALLabaday- Xoghayaha xisbiga Udub Jamac Yasiin Faarax (Jug Soo Dhacay) ayaa aakhiirkii cadaystay in xisbigoodu u taaganyahay midnimadii Somaliya.   Hadalkaas ayaa mr jug soo dhacay ka jeediyay ALLAYbaday xaflad dumar laga soo daad gureeyay si loo yidhaa waxay ka soo baxeen xisbiga Kulmiye. Hadalkaas ka soo yeedhay mr Jamac Faarax (Jug soo Dhacay) ayaa qaylo iyo sawaxan ka dhex abuuray xaflada oo lagu qabtay wajahada saldhiga Booliska. Dadweynahaas laga soo daad guureeyay magaalada Hargeysa ayaa lagu soo kexeeyay in ay beeshu shir isugu imanayso degmada ALAybaday.

Dhaliyaroo gadoodsan ayaa la sheegayinay halkaa ku gubeen calanka xisbiga Udub iyaga oo ka cadhaysan hadlada ka soo yeedhay (Jamac Jug soo dhacay)

Comments are closed.