Ogaysiis
Ogaysis
Waqooyiga Maraykan Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye,
Waxay si sharaf leh idinku soo dhawaynayaan shirka telelefoonka lagu wadaago oo u marti ku yahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna murashaxa xisbiga Kulmiye ee tartanka madaxweynenimada md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo).
1. Maalintu: Waa maalinta Axada ee bisha June tahay 7 da
2. Saacdu : 3 duhurnimo ee Saacada bariga waqooyiga maraykan 2000 ama 8.00 galabnimo ee saacada London (GMT)
3. Agendaha: Siyaasada taagan ee Somaliland
4. Habka aad Telefoonka ugu soo galaysaa oo faahfaahsan: Waxaad soo dirtaa (712) 432-1001
Fadlan si degan u dhagayso codka ku jawaabi doona ka dibna waxaad raacisaa muftaaxa aad ku soo galayso shirka oo ah 496476262 oo lay socoto calaamadani #
5.Waxaa ka soo qayb galayaaa dadweyne aad u fara badan sida darted fadlan Wixii su’aalo ah ama faalo ah ku soo dir emailkan ah hoos ku qoran
questions@somalilan damerican. com
Hussein Cabdi Ducaleh
Chairman, Kulmiye North America
Loss Angelis , CA
