Kulankii Gudoomiye Xisbiga Kulmiye iyo Jaaliyadda Somaliland ee Noreway oo ku dhacay jawi aad u heer sareey y magaalada Oslo

http://hadhwanaag.org/images/795_soodhaweeyntii.jpg

Oslo- Norway-Jaaliyada reer Soamaliland ayaa si heer sare u soo dhawaysay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye wafdigii uu hogaaminayay. Kulankaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ugu horayn waxa ka hadalay gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee Norwa Md Xuseen Adan Cadib oo ku soo dhawayeeya gudoomiye salaanyo Micrphone ka, kana hadalay halgankii dheera xornimada Somaliland ee u gudoomiyuhu ka soo qayb qaatay iyo inuu yahay gudoomiyuhu mujaahid lama ilaawaan ah. Md Cadib isaga oo ku hadlaya magaca jaaliyada waxaa uu yidhi, “Gudoomiye ku soo dhawaw Norway kuna soo dhawaw gacmo Furan”http://hadhwanaag.org/images/795_kulmiy.jpgWaxaa hadalkii qaatay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye laanta Norway Mudane Sulub Ismaail Warsame oo ka war bixiyay qaabka loo soo agaasimay xafladan isagoo amaan u jeediyay Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland oo laantiis aayna hirgasheen,waxaa kaloo uu amaan u jeediyay Marwo Roda Maxamed oo hoolka lagu kulmayay soo agaasintay waxaa kaloo uu ka war bixiyay in Gudoomiyaha safarkiisa iyo inta uu sii joogi doono wadankan Norway.http://hadhwanaag.org/images/795_kulurkjg.jpgWaxaa hadalkii qaatay Mujaahid Siilanyo oo aad ugu mahad celiyay soo dhaweeynta aan look ala harin ee qadarinta iyo sharafta mudan ee reer Norway aayku qaabileen . Mujaahid Siilaanyo waxa uu ka hadlay dhinacya badan waxaana aad uu ugu dheeraaday habsami u socodka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka fooda ku soo haya qaranka waxaana uu yiri aduunka waxaan ka iibinaa nabadda iyo geesi socodka dimoqraadiyadda laakinn waxaa marka la doorto madaxweeyne masuuliyadiisu tahay in uuhttp://hadhwanaag.org/images/795_bgdfgg.jpgmudadiisa intaanay dhamaan uu diyaariyo doorashada laakiin waajibkii saarnaa Madaxweeyne Riyaale taas muu gudan waxaana la jeclaaystay halkii waajibaadkaas la gudan lahaa in loo dhaqaaqo qaabkale oo lagu kordhisto ayadoo aanay jirin shuruud destoori ah oo doorashada baajin kartay ,taas waa diidnay hadaanu mucaaridka nahay waanan ka dhiidhinay.http://hadhwanaag.org/images/795_ffff.jpgMudane siilaanyo isagoo ka hadlayay waxa keenay in aay hadana wax badan ka tanaasulaan waxa uu yiri Horta waan ogahay in mar walba la yiraahdo Kulmiye intaay wax walba diidaan ayeey hadana marka dambe aqbalaan si fiican ayaan u ognahay mana moogin laakiin waxa la yiraahdo Guurti xeer jajab iyo wada tashi isu tanaasul intaba SNM ayaa dhashay oo waxaay ahaayd waxaan ku soo soconay markii dambena guurtidu waxaay noqotay distuuri sidaa daraadeed ayaan wada hadal iyo heshiis aanu kuhttp://hadhwanaag.org/images/795_hyrughfbmbnjgb.jpgaqbalnay wakhtiga doorashooyinka oo loo cayimay 27 bisha September oo aanu u dareeri doono dhamaantayaba.

Waxaa ayana Halkaas ka hadashay Marwada Gudoomiyaha Amino Weris oo ka hadashay doorka haweeynka iyo dhalinyaradda oo aay tiri waxaay qabaan dulmi weeyn waxaanan balan qaadaaynaa ayeey marwadu ku celcelisay in aay xaqooda ka heli doonaan xisbiga Kulmiye islahttp://hadhwanaag.org/images/795_Gudoomiyaha_J_Somaliland_EE_nORWAY.jpgmarkaana waxaay ku tilmaantay in gabadha qudha ee sida tooska ah loo soo doortay ee wakiilada aay ka soo gashay Awdal xisbiga kulmiyana aay ahaayd marwadu waxaay dhalinyaradda u balan qaaday mustaqbal wanaagsan iyo in dhanka cayaarahana aay wax weeyn ka qaban doonaan .http://hadhwanaag.org/images/795_Amino_Waris.jpgWaxaa kaloo halkaas ka hadlay Safiirka Somaliland ee Norway Mudane Mohamed Ahmed Liinen oo faahfaahin dheer ka bixiyay qaabka wada jirka ee reer Norway waxaanu yiri waanu midaba badanahay halkana looma kala harin taasoo uu u jeeday dhamaan taageerayaasha axsaabtu in aay gacmo furan kugu soo dhaweeynayaan waxaanu yiri gacmo furan ku soo dhawoow mujaahid . Waxaa goobta ku sugnaa Gudoomiyaha xisbi Ucid ee laantahttp://hadhwanaag.org/images/795_hywiufhjfbfmng.jpg

http://hadhwanaag.org/images/795_Gudoomiyaha_Laanta_Norway_ee_Xisbiga_Kulmiye.jpgNorway Mudane Cabdihakiim. Waxaana intaas kadib la weeydiiyay suaalo badan gudoomiyaha oo si aqooni ku dheehantahay uu uga wada jawaabay waxaanana la oran karaa waxa uu ahaa kulan aad ugu qiimo badnaa marka aad ka eegto sida looga soo qaaybgalay.

http://hadhwanaag.org/images/795_hffhfjhf.jpg

http://hadhwanaag.org/images/795_fhjfhfggurgfr.jpg

http://hadhwanaag.org/images/795_kulurkjg.jpg

Comments are closed.