Guddoomiyaha Kulmiye oo Hargeysa soo gaadhay & Madaxda Xisbigaas oo loo diiday inay galaan Madaarka

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c2/a40be555ff65d169d8526ecfe50fd6058ba0b56e/580x435/DSC01857_580x435.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu horkacayo ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. iyada oo amar la sheegay in uu ka soo baxay dhinaca Xukuumadda lagu diiday in taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ay galaan gudaha Madaarka, si ay uga qayb qaataan soo dhawaynta Guddoomiyaha.

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c1/6dbd3645d648c76b7002c54f45597d95765b87dd/580x435/DSC01856_580x435.jpgMasuuliyiiinta sar-sare iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa maanta loo diiday inay galaan gudaha Madaarka, isla markaana ay ka qayb qaataan http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c4/288cd1cbfeb7222b3f8b4a9218784792ee4abfbf/580x435/DSC01859_580x435.jpgsoo-dhawaynta Guddoomiyaha. Masuuliyiintan oo ay kamid ahaayeen Afhayeenka Xisbiga Maxamed Kaahin Axmed iyo Xoghayaha guud ee Xisbigaas, ayaa arintan ka hadlay, waxaanay sheegeen in soo-dhawaynta Guddoomiyaha ayhttp://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c5/acb20182339ad9fbaeba83d1230a57f8d44f05eb/580x435/DSC01860_580x435.jpgmaalmo ka hor ku wargeliyeen Xukuumadda, gaar ahaan taliyaha Booliska iyo Wasiirka Duulista hawada. Waxaanay ku tilmaameen arrin nasiib-darro ah, isla markaana waxay eedda diidmadan dusha u saareen Wasiirka Duulista

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c7/def0fde39da86004507775884bfbb710581560f1/580x435/DSC01862_580x435.jpgGuddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka dib markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha, isla markaana loo gelbiyay Gurigiisa Magaalada Hargeysa, ayaa Saxaafadda halkaa kula hadlay. Mar uu guddoomiyuhu ka hadlayay arrimaha Doorashada, waxa uu sheegay in ay Xisbi ahaan ka go’an

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c8/0973cf0a59da80dc558a79b575047dbea67786d3/580x435/DSC01863_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/ca/ddd7df4c223d0e22ff02c9b3d09fa6ea50181974/580x435/DSC01865_580x435.jpgtahay in ay Doorashadu waqtigeeda ku qabsoonto, isla markaana ay Xisbi ahaan diyaar u yihiin. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Beesha Caalamku ka welwel qabaan cawaaqib-xumada ka dhalan karta haddiiba Doorashadu dib u dhacdo. “Beesha Caalamka ee aanu la kulanay ee

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/ca/ddd7df4c223d0e22ff02c9b3d09fa6ea50181974/580x435/DSC01865_580x435.jpgSomaliland wax taraa waxay nagu yidhaahdeen, haddii Doorashadu waqtigeeda ku dhici waydo oo ay baaqato, waxaanu ka baqo-qabnaa oo aanu xunnahay in aan noqotaan dal fashilmay oo leh muuqaalka Soomaaliya.” Ayaa ka mid ahaa hadalladii Guddoomiyaha.

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cb/60024e0434ef436097b915824cca9cb8edde35a0/580x435/DSC01866_580x435.jpgGuddoomiye Siilaanyo wuxuu sheegay in uu la kulmay Madax ka tirsan dawladaha dalalka Norway, Sweden, UK iyo baarlamaanka dalalkaas qaarkood. Waxaanu ka hadlay diidmada Madaarka ee Madaxda iyo taageerayasha Xisbiga Kulmiye. “Waa ayaan-darro anaga oo xuquuq ahaan siman Xisbigayaga loo diido inay soo galaan Madaarka, halka Ina Rayaale-na ay kuwiisu meel walba maraan. Markaa waanu cambaaraynaynaa.” Ayaa ka mid ahaa hadalladii Guddoomiyaha.http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cc/df51bb255aeca29c6dfa3c6171518dd98260336b/580x435/DSC01872_580x435.jpgMar wax laga waydiiyay arrinta natiijada Diiwaangelinta cod-bixiyayaasha, waxa uu sheegay in ay Xisbi ahaan ka tashanayaan, balse wuxuu sheegay in ay ahayd in waqti hore la soo saaro.

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cd/57b875475f649efc5e757a60ec65775049dabcc6/580x435/DSC01873_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/cf/72823b8adf373f77dac890c1742518e8c65da1f1/580x435/DSC01874_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d0/b1a9b3693ab16c51382b8b1e37a9e57335ccd06d/580x435/DSC01875_580x435.jpghttp://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d1/56a62f94022016ded547ee8074f926d45e7ef922/580x435/DSC01876_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d2/3f037616bd932ed562e7734f59c00843af1325f5/580x435/DSC01878_580x435.jpghttp://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d5/d667c24e251eebd52f223c9fbae03efdab5a6063/580x435/DSC01881_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d6/49e900789ba4a6d4d3f7138efbd375c59112ccc7/580x435/DSC01882_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d6/49e900789ba4a6d4d3f7138efbd375c59112ccc7/580x435/DSC01882_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d8/213a7313be67da890915e9e35be6d6e965b7a63d/580x435/DSC01884_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/d9/7f1c1c2d2bcfe4600400fe6156092b5955a81001/580x435/DSC01885_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/da/e632ce5ad776bab23a4e7fda3103f274da79084a/580x435/DSC01891_580x435.jpghttp://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/db/5cd5df19b9c5f7847d327ddebd53d2d9f196d19b/580x435/DSC01892_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b4/3ff2e8dcbbca1aa14ee9d3eb6071f717d4328073/580x435/DSC01813_580x435.jpghttp://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b6/df5de5c56a6a5f966e3e3a41903f446e747ea833/580x435/DSC01815_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b7/fb0366cd681cb9bfb4723b9455ac04699a03a54a/580x435/DSC01821_580x435.jpghttp://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b8/a6f7b256547d55c60c1949abdbab4c3bcbf0ea11/580x435/DSC01822_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3a/21/b9/4eb08f5d7829d20c6eb07fb794e6d4258b60357a/580x435/DSC01823_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3a/21/c0/97475b7c14d74af9f5149e74a7a57cf5c3789ce3/580x435/DSC01830_580x435.jpg

http://hadhwanaag.org/images/533_DSC01952uyj.jpg

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk

Comments are closed.