Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Dadka Reer Soomaaliland Ee Sweden ku nool ahaa

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/de/632ae557ea1a727c45c8f40297e34bff6bb3e2e6/580x435/img-2294_580x435.jpg

( Somaliland.Org, Sweden) Magaalada Sweden ayaa manta waxa ka dhacay aas balaadhan, oo logu aasay  musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Todobada qof ee dhintay ayaa waxa ay kala ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah.

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d2/382dd5fe4380835866ff8c19474a92f90730354b/580x435/img-1816_580x435.jpgGeeridaas naxdinta leh waxa sababay dab qabsaday gurigii ay degenaayeen . Aaskuna waxa uu maanta ka dhacay  dalka Sweden  2:da duhurnimo . Haddaba  jaaliyadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee reer Iswiidhan  oo ay hormood u yihiin labada masaajid ee Rinkeby ee Soomaalida iyo ururka Baddacas, ayaa iyagu aaskaa si balaadhan isugu soo diyaar gareeyay. Waxa aad halkan sare ka daawan kartaan sawirada Warya TV ka qaaday aaskaa manta.

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/dc/3275159dfdc405579679a130ba44247881326f5e/580x435/img-2251_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d7/b97bcac5abad7fd5ca45553dd690828163c47606/580x435/img-1977_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/da/193b8770f7c52a4e24ae2c2a84349a5363bdef99/580x435/img-2103_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/e1/f9716ae1990b751cd6ecc0846442465c9239201e/580x435/img-2595_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d4/095ac8fc4a8d01db463049a2ce0ae9fc14bf6869/580x435/img-1828_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d1/d48bd9c07ff467efc579fcb8926c4463d8d9f70f/580x435/img-1776_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/df/3320f5319b88e547117a26939cb743744322015b/580x435/img-2298_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d9/5d3526b314ad78fe2885bbc092150e081b1d46f0/580x435/img-2049_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d3/abf35fd1e78a1c588b188c1d6f9a7bbec677577f/580x435/img-1827_580x435.jpg

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/3f/40/d8/e465771577d3e1f89ecef44c4f0dc5906ea2093c/580x435/img-2023_580x435.jpg

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3f/40/db/9db499d94108f73ebe7cad02cf96866950cb76ca/580x435/img-2120_580x435.jpg

Comments are closed.