Ogaysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Iyo Taageeryaasha Xisbiga Ucid

(Bismilahi Rahmani Rahiim)

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee ku nool cariga weleshka iyo nawaaxigiisa, gaar ahaan tageerayaasha Xisbiyada mucaridka ah ee Kulmiye iyo xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, in ay ka soo qayb galaan shirwayne lagu qabandoono magalada, Cardiff, ee cariga weleshka.

Madasha shirka lagu qabanaya waxa weeye, holka shirarka ee Gobalka (Cardiff County Hall)

Qolka 3 xaad ee shirarka, malinta shirku waa Axada. 04-10-2009: wakhtiguna waa 1:30pm ilaa 4:00pm.

Waxa kale oo la ogeysiinaya dadwaynaha ku dhaqan Gobolada kale ee U.K sida jaarkayaga reer Bristol oo kale in ay u soo dirsan karaan wufuud, uga soo qaybgasha shirka.

Ka soo qayb-gal wanaagsan.

ILAAH BAA MAHAD LEH.

Waxii fahfahina ee intaa dhaafsisan waxad kala soo xidhiidhi kartaan qaban-qaabiyaasha kala ah.

Ibrahim Arab Jama:07711551176.

Haji Omar Ali:07961043029.

Sa’eed Adan Noor:07949060315.

Amina Ahmed Esse:07983670762.

Abdi Adan Dheere:07985471003.

Nasir Esse:07984172964 .

Comments are closed.