Gudoomoyaha Xisbiga Oo Tacsiyadaynaya Dhamaan Shacabka Reer Somaliland Gaar ahaan

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Maxamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magciis a, kan qoyskiisa, iyo kan  dhammaan Madaxda Xisbiga Kulmiye , taageerayaashiisa, Xubnihiisa, Guddiyadiisa kala duwan, waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan shacbiweynaha reer Somaliland , gaar ahaan beeshii iyo qoyskii uu ka geeriyooday  Suldaan Mohamed Suldaan Deria, oo ka mid ahaa sulaadiinta waaweyn ee reer Somaliland.
wax a  uu gudoomiyuhu marxuumka Ilaahay uga baryayaa naxariistii janno, dhammaanteena samir iyo iimaan inuu inaga siiyo.
AMIN AMIN
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Comments are closed.