Warg Degdeg ah: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo geeriyooday

Qaasim Sheikh Yuusuf
Qaasim Sheikh Yuusuf


Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha Somaliland Qaasim Sh. Yuusuf, ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Makka ee Sucuudiga.

Allaha u naxariistee sida uu sheegay Agaasimaha Wasaaradda Warfaafintu, Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf oo dalka Sucuudiga u tegay gudashada waajibaadka Xajka, ayaa halkaa ku geeriyooday.

Ma jirto wax War ah oo intaa dheer oo ka soo baxay geerida Marxuumka. Somaliland.Org kala soco wixii ka soo kordha.

Xigasho/ Somaliland.Org

Hargeisa News Desk

Comments are closed.