Tacsida Marxuum Cabdiraxman Axmed Cumar (AHN)

http://hadhwanaagmedia.net/attached/u_1040d_2009-8-6-1-42-10f_drmohmaed.bmp

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay.

Wuxuu Xoghayuhu isagoo ka tiiraanyaysan ilaahay uga baryayaa inuu marxuunka jannadii ka waraabiyo, dhamman eheladii uu ifka kaga tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Comments are closed.