Doorashadii Oo Si Nabad Galyo Ah Ku Dhamaatay

http://www.hadhwanaag.com/attached/u_15353d_2010-6-26-4-41-33f_arda%5B1%5D.JPG

Hargeysa-(Kulmiye.org) Wararka illa aanu ka helay xarunta guud ee xisbiga ayaa sheegay in ay soo xidhmeen goobihii codbixinta eeĀ  dalka oo dhan illa haddana guud ahaan lagaga soo waramay inay si nabad cod bixintu u qabsoontay marka laga reebo shaqaaqadii ka dhacday degmada Kalabaydh ee gobolka Sool

Wixii war ah fadlan kala soco halkan halkaas oo aanu idiin ku soo gudbin doonno natiijada doorashada madaxtooyada.

Comments are closed.