Somaliland Kuligaa Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha
![]() |
Somaliland Kuligaa Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha
Annagoo ah Guddida laanta Kulmiye ee Canada kuna hadlayna magaca guud ahaan jaaliyadda reer Somaliland ee deggan dalka Canada , gaar ahaan taageerayaasha xisbiga Kulmiye annaga oo u riyaaqayna guusha dhaxalgalka ah ee reer |Somaliland ka gaadheen kuna dhamays tireen geedi socdkii dimoqraadiyadda, waxaanu hambalyo iyo bogaadin halkan u soo marinaynaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo iyo Kuxigeenkiisa Cabdiraxman Cabdillahi Ismaciil Saylici annagoo Ilahyna uga baryeynay inuu u fududeeyo kuna garab galo xilka iyo hawsha balaadhan ee ay guudka u riteen Amiin.
ALLA mahad leh
Zainab Yusuf Xaji Adan
