Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsiyadaynaya Geerida Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska

Hargeysa, (KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Shacabka reer Somaliland ee uu ka Baxay
MARXUUN MAXAMED CIGE CILMI, Alle haw naxariistee Taliyihi hore ee Ciidanka Booliska JSL oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeisa.

Madaxwaynuhu wuxu Ilaahay uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo.

Aamiin ……………………………….. Aamiin …………………………………. Aamiin

C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
AF-hayeenka Madaxtooyada JSL

Xafiiska Warbaahinta KULMIYE
Hargeysa
Email, kulmiyeparty1@hotmail.com

Comments are closed.