Somaliland flag

KULMIYE Party

KULMIYE political party, Somaliland Republic

Untitled Document


The Party

The party was registered in May 2002, and run for the December 2002 local elections, winning enough votes to become one of the three permanent political parties in Somaliland.
www.flickr.com
This is a Flickr badge showing photos in a set called Shirka KULMIYE March 31, 2008. Make your own badge here.

Somaliland Images

Links

Somaliland

Somaliland Government | Somaliland Forum | SOPRI Institute | SL. Democracy Watch

Other Political Parties

UCID PARTY | UDUB PARTY

News, Media

Somaliland Org | Togdheer.com | Radio Somaliland | Somaliland Net | Hadh Wanaag | Haatuf | Somaliland Times | Jamhuuriya | Halgan News | Somaliland Future | TV Somaliland Europe

Other

Redsea Online

About KULMIYE

KULMIYE Waa urur siyaasadeed waddani ah oo la asaasay bishii May ee sannadkii 2002.

Xisbiga KULMIYE wuxuu bishii Diisambar ee 2002 ku guulaystay kaalinta labaad ee tartankii doorashooyinkii degaamda Jamhuuriyadda Somaliland taasoo uu kaga mid noqday saddexda xisbi ee qaran ee sharciga ah.

Ujeedooyinka ururkani Waa qaar si dhab ah uga turjumaya himilooyinka dadweynaha reer Somaalilaand higsanayo (aspirations of the people of Somaliland), kuwaas oo salka ku haya taariikhda halgamadii dheeraa ee loo soo maray xornimada dalka, hadday tahay tii isticmaarka la iskaga xoreeyey, iyo hadday tahay halgankii qadhaadhaa ee lala galay taliskii Maxamed Siyaad Barre, halgankaas oo midhihiisu yihiin xasilloonida iyo degenaashaha aynu maanta hadhsanayno marka la barbar dhigo qalalaasaha ka taagan wixii Soomaaliya la isku odhan jiray inteeda kale.

Ka sokow dadaalka madaxda iyo xubnaha ururku u galeen dhismaha ururka waxa aan la iloobi karin taageerada balaadhan ee dhinacwalba leh ee ururku ka helay shacbiweynaha Somaliland taaso xisbiga KULMIYE u suurto gelisay inuu gaadho guulo waawayn muddadii gaabnayd ee uu dhisnaa. Xisbiga KULMIYE si u taaba geliyo hanka shacbiga reer Somaliland waxa lagama maarmaan ah inuu helo taageradooda oo aan kala go’ lahayn.

Waxa sharaf noo ah muwaadin kasta oo Somaliland u dhashay inaanu ku marti qaadno xubinnimada ururka anaga oo jecel in aad marka hore akhrisataan:

Allaa Mahad Leh