April 28th, 2012 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off
(KULMIYE.ORG) Saturday, April 28, 2012
Waxa si xishmad leh looga codsanayaa taageereyaasha xisbiga KULMIYE ee ku nool xaafadaha Harrow
Waxa si xishmad leh looga codsanayaa taageereyaasha xisbiga KULMIYE ee ku nool xaafadaha Harrow, Brent, Ealing, Hillingdon iyo Hounslow ee London inay ka soo qayb galaan shir ballaadhan oo lagaga hadlayo dardar gelinta hawlaha Xisbiga oo maalinta Sabtida ee Bishan April tahay 28/2012 lagu qaban doono cinwaanka hoos ku qoran:
Nadi Park Royal
260 Old Oak Common Lane
NW10 6DX
West London
Waqtigw waa 14:30 ilaa 18.00pm.
Nearest tube station: Willesden Junction,
Fadlan waqtiga ha la ilaaliyo,
Allaa Mahad leh
Guddiga fulinta wixii faahfaahin ah waxad kala xidhiidhi kartaan: fulintauk@gamil.com
April 12th, 2012 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off

Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Md Xasan Siciid Yuusuf wuxuu Ogaysiinayaa dhammaan xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE Read more »
November 24th, 2010 in Announcements, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhaawac fududi soo gaadhay, kadib markii uu ku kufay marmarka gurigiisa magaalada Hargeysa. Read more »
August 2nd, 2010 in Announcements, Codka Muwaadinka, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Berbera(KULMIYE.ORG)- Wasiirka Cusub ee loo magacaabay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali shire ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Read more »
June 23rd, 2010 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off
Burco(iftinnews)23/06/2010 “KURSI ISKU-DHEJINBAA DAL BURBURISA…DAWLAD XUMAA UMMAD BAA’BIISAADULMI WAXA UGU CULUS KA QARAN DHAN LAGA GALO..WAANA KOLKA QALAD LAGU DAAFCO XAAKIM CADAALAD DIID AH…GEESIGU MA AHA NINKA QORIGA Read more »
February 9th, 2010 in Announcements, Press | Comments Off
Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll
February 8th, 2010 Comments Off

For further information contact:
Jo Barrett
t: +44 (0)7940 703911

For immediate release
Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll
As part of the UK-based team coordinating election observers for the much-delayed presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland, Progressio today welcomes recent progress made to resolve the Somaliland voter registration process – a key sticking point – and calls on all parties to push ahead and set a date for the poll. Read more »
January 10th, 2010 in Announcements, Press | Comments Off

KU: Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee
Golaha guurtida; Sheekh Axmed Nuux Furre iyo
Siciid Jaamac Cali.
KA. Golaha qurba jooga S/land ee Yurub iyo Waqooyiga America.
Iyadoo Somaliland sanadihii u danbeeyeyba ay shicibkoodu la tacaalayeen , lana kacaa kufayeen horumar la’aanta 

dhinacyada; dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada iyo guud ahaan adeegyada bulshada, ayaa waxaa labadii sano ee u danbeeyeyna dalka gil-gilay khilaafka siyaasadeed iyo mudo kordhin aan dastuuri ahayn oo golaha guurtidu xukuumadda Riyaale ugu Kordhiyeen Mudo dhawr jeer ah. Read more »
September 27th, 2009 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off

War-saxaafadeed ay si wadajir ah Xisbi UCID UK & Xisbiga Kulmiye UK
Uga Soo Saareen Xaalada Ka Taagan Siyaasada Somaliland
Xisbiga UCID & Xisbiga Kulmiye UK, gudiyadooda fulintu shir ay ku yeesheen maalintii Sabtidii 26.09.09 bariga magaalada London ayaa waxay kaga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee wadanka Somaliland ku jiro. warsaxafadeed ay wadajir shirkooda uga soo saareen wuxuu u qornaa sidan: Read more »
September 26th, 2009 in Announcements | Comments Off
OPINION
N 
The political standoff in the unrecognized de-facto republic of Somaliland, is a critical development that is worth an international close watch.
The current political standoff if well analyzed is not of a recent emergent, but have been gradually building up since the coming to power of the current ruling regime . It is unquestionably clear from the way the current regime has shattered the economic progress of this tiny entity . They simply imposed a stifling tax Read more »
September 21st, 2009 in Announcements | Comments Off

Riyaale Iyo Salaadiin Wada UDUB ah oo sheeko ka wada farxisay u socoto waji kalena dadka tusaya iyaga oo Yidhi xisbiyadaanu Dhexdhexaadinaynaa iyaguna dhex aan u ahayn Xisbiyada oo dhan balse wada ah UDUB
Waxa in dhoweytaba dalka ka socday khilaaf siyaasiy oo la xidhiidhi muddo kordhin fara badatay iyo doorashooyin dib loo dhigay oo dhici waayay.
Waxaa maanta iyo maalmahanba saxaafadda ku qornaa guddi salaadin iyo wax garad is xilqaamay oo dhex dhexadin ka galayay xaaladan siyaasaded ee guracan. Sida caaadada iyo dhaqanku inoo ahayd marka khilaaf siyaasaded yimado ama khilaaf colaaded, waxa somaliland ku caano maashay oo ku badbaaday in Read more »