June 26th, 2009 in Announcements | Comments Off

DALJIRE
Kala war la’aa
By A. Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee Read more »
June 9th, 2009 in Announcements | Comments Off

Marti qaad FURAN OO BARLAMANKA SWEDEN AH. WAA OLOLE Aqoonsi AH OO UU WADO XISBIGA KULMIYE. Read more »
June 5th, 2009 in Announcements | Comments Off
Ogaysis
Waqooyiga Maraykan Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye,
Waxay si sharaf leh idinku soo dhawaynayaan shirka telelefoonka lagu wadaago oo u marti ku yahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna murashaxa xisbiga Kulmiye ee tartanka madaxweynenimada md Axmed Maxamed Read more »
June 2nd, 2009 in Announcements | Comments Off

Gudoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa Amina weris iyo xoghayaha Arimaha debeda Dr Mohamed Cabdilaahi Cumar ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku iman doona wadanka Sweden. Gudoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminayo oo casuumad ka helay xisbiga Read more »
May 28th, 2009 in Announcements | Comments Off

Dastuurka Qaranka JSL wuxuu si tafatiran oon mugdi ku jirin u tilmaamaya madax banaanida Saxaafadda (Warbaahinta) Somaliland (Independence of Media) sida uu qeexaayo Qodobka 32aad, faqradiisa 3aad. Read more »
May 12th, 2009 in Announcements | Comments Off

Xisbiga KULMIYE Xisbiga UCID
Jamhuuriyada Somaliland
War Saxaafadeed
Qaabka qarannimada iyo hannaanka dawladnimo ee JSL, waxa aasaas u ah Dastuurka Qaranka. Tiir dhexaadka diimoqraadiyaduna waa wada tashi iyo talo wadaag in lagu maamulo arrimaha dawladeed, isla markaana lagu maareeyo khilaafaadka ka dhex dhasha hay’adaha siyaasadeed iyo sharci-dejineed ee dawladda. Khilaafaadka Read more »
April 19th, 2009 in Announcements | Comments Off
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
KULMIYE
REF:XK/XG/103/09
Date: 19/04/2009
KU: Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka JSL Hargeysa
OG: Maxkamadda Gobolka Hargeysa
“ Taliska Ciidanka Booliska JSL Hargeysa
“ Golaha Wakiilada JSL Hargeysa
“ Golaha Guurtida JSL Hargeysa
UJEEDO:- DACWO KA DHAN AH NINKA LA YIDHAAHDO
MAXAMAD XUSEEN KHALIIF
Waxaanu la socodsiinaynaa Xeer Ilaalinta Guud in ninka la yidhaahdo Maxamed Xuseen Khaliif uu rasaas ku riday madaxda iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye oo isu soo bax salmiya ka samaynayey xafiiskooda hortiisa taariikhda 13 April 2009. Read more »
April 18th, 2009 in Announcements | Comments Off
JAMHUURIYADA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
XisbigaUCID Xisbiga Kulmiye


Date, April 18, 2009
Ujeeddo : WARSAXAAFADEED
Aasaaska, nuxurka iyo Tiir-dhexaadka dimuqraadiyadu waa doorasho Xor iyo Xalaal ah. nidaamka iyo qaab dhismeedka dawladeed JSL, waxaa si cad u xadidaaya Distoorka Qaranka JSL, kaasoo u kala qaybinaaya saddex hay’adood oo kala madax-banaan, isu dheelitiran, isna miisaamaya (Check and Balance). Awoodahoooda dawladeedna kala xadaysanyihiin (Separation of power). Read more »
April 17th, 2009 in Announcements | Comments Off
. Way ku adagtahay Rayaale inuu ka qaybgalo doorasho uu arkayo inuu waayayo. Waxaanu ka doorbiday inuu cabudhiyo ciddii dalbata in doorasho la qabto.
London Inkastoo siyaasaddaha cakiran ee wakhtigan Somaliland ka jiraa ay asal ahaan salka ku hayaan arrimo isbarkan oo distoorka, hay’adaha sharci dejinta iyo fulintu ay qayb ka yihiin, haddana waxaa xaqiiq Read more »
April 15th, 2009 in Announcements | Comments Off

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
(KULMIYE)
REF: XK/XG/0099/09
DATE: 13.4.2009
KU: Taliyaha Ciidamda Booliska JSL =Hargeysa=
OG: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL =Hargeysa= Read more »