Archive for the ‘Announcements’ Category

War Saxafaadeed Ka Xisbiga Kulmiye Oo ku Saxeexan Yahay Xoghayaha Guud Md Keyse Xasan Cige

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND

(KULMIYE)

REF: XK/XG/0099/09

DATE: 13.4.2009

KU: Taliyaha Ciidamda Booliska JSL =Hargeysa=

OG: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL =Hargeysa= Read more »

MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE MUDDA KORDHINTA MADAWEYNAHA.

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND

KULMIYE

Date: 31/03/2009

MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE

MUDDA KORDHINTA MADAWEYNAHA.

  1. Go’aankii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta MADAXWEYNAHA waxba kama beddelin mowqifkii hore Xisbiga KULMIYE ee ahaa inaan Xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali Karin muddo-kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn. Read more »

WARSAXAAFADEED:YAAN LAGA DAMQAN WAQTIGII WUU KAA DHAMMAADA

War saxaafadeedkii uu xisbiga UDUB soo saaray, wuxu na xusuusiyey dhammaadkii 1990 markii dalkii Soomaliya la odhan jirey badankiisu Read more »

Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Soo Saaray UJEEDDO MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE XILLIGA DOORASHADA IYO DHAMMAADKA XILKA MADAXWEYNAHA IYO KU-XIGEENKIISA

XISBIGA MIDNIMADA  IYO HORUMARINTA  SOMALILAND / KULMIYE

REF: XK/GF/0048/09

Date: 22/03/2009

KU: GOLAHA GUURTIDA JSL

KU: GOLAHA WAKIILLADA JSL

KU: KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA  JSL

UJEEDDO: MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE XILLIGA DOORASHADA IYO DHAMMAADKA XILKA MADAXWEYNAHA IYO KU-XIGEENKIISA

Jamhuuriyadda Somaliland waa Dawlad Dimuqraadi ah oo ku dhisan Distoor  loo qaaday Afti Dadweyne.  Distoorkaasi wuxuu ku saleysan yahay mabda’a aasaasiga ah ee uu saldhig u yahay  ku dhaqanka sharcig  (Rule of law). Read more »

Saaxiib (Rayaalow) Markay 6 April Gaadho Adoo Sidayada Subbeehi Ah Bannaanka Isa Soo Taag Oo Ka Tartan”

“Berigaa annagaa u kordhinay. Gadhka iyo Gomadduu na qabtay oo wuu na baryay, laakiin haddaanu hore uga yeelnay kordhin, dib kaaga yeeli mayno.”
“Tv-ga iyo Idaacaddii Qaranku waxay u taagan yihiin waa, ninkaa umadda dhacay ee xukunka dhacay ee Dimuqraadiyaddii hilfaha u qaaday in lagu dhiso…” Read more »

Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Soo Saaray Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Xaladan Siyaasadeed Ee Doorashadii Ku Qabsoomi Waydaya

Date: 01.03.2009

MAWQIFKA XISBIGA KULMIYE EE XILLIGA DOORASHADA IYO MUDDO KORDHINTA XUKUUMADDA

Xisbiga Kulmiye waxaa uu diyaar u yahay in Doorashadii madaxtooyadu ku qabsoonto waqtigii loo cayimay ee 29.3.2009.

Distoorka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu si cad u qeexaya, qaab-dhismeedka hanaanka Dawladnimo, kuwaas oo kala ah; Golaha sharci-dejinta, Golaha fulinta iyo Hay’ada Garsoorka. Golayaashaas oo awoodahooda Distooriga ahi ay yihiin kuwo kala madax banaan (Separation of power), isla mar ahaantaasna leh isu Read more »

Press Release Expatriate Somaliland Community of North America Communiqué February 13, 2009

Press Release

Expatriate Somaliland Community of North America Communiqué

February 13, 2009

Ever since the rebirth of Somaliland as an independent state in 1991, the Somaliland Diaspora community in North America and elsewhere around the world has taken a keen interest in the affairs of their homeland and has worked hard to continuously provide material as well as moral support for this young fledgling nation in its march towards self determination and the establishment of democratic institutions. Read more »

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka qoyskiisa iyo ka xisbiga KULMIYE, wuxuu tacsi u dirayaa Read more »

War Saxaafadeed: Qurba Joogta Reer Soomaali Laand Ee Waqooyiga Maraykanka

Tan iyo marki lagu  dhawaaqii Dawladnimada Soomaali Laand 1991kii, Qurba joogta Reer Soomaali Laand ee degan Waqooyiga Mareeykanka iyo Dunida kaleba, marnaba kama caajisin wax u qabadka dalkoodii hooyo maal iyo nafba si  ay u taageeraan hamiga Jamuuriyadan curdinka ah ee Somaliland ku doonaysay in ay ku samaysato dowlad madaxbanaan oo iskeed isu maamusha . Read more »

Baaq ay Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Qurbajooga Beesha Baligubadle

Baaq ay Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Qurbajooga Beesha Baligubadle ay kaga soo horjeedaan Shirka Udub ee ka bilamaya Magalada Hargeysa. Read more »