Archive for the ‘Codka Muwaadinka’ Category

Somaliland’s Historical Election for Change set for Tomorrow 26th of June 2010

SIRAG  would like to congratulate the Voters of Somaliland for campaigning peacefully for this Historical Election for Change taking place tomorrow on 26th of June in Somaliland. Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX…DHAMMAAD IYO DARDAARAN Ahmed Arwo

http://somalilandinfo.com/files/images/ahmed_arwo.jpg

Ahmed Arwo

Waxay ahayd shan sano iyo dheeraad kolkii taxanaha CODKAAGU YAANU CADOW KUGU NOQON aan bilaabay. Waxay ahyd digniin muhiim ah oo ay ahayd in la hubsado si loo helo barlamaan tayo ah oo meel mariya masiirka ummadda, la xisaabtama xukuumadda. Waxa dhacday in reero loo soo xulay Read more »

TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/Siilaanyo-MJ.jpg

Md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) Gudmiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga

TAARIIKHDII WAXBRASHO:

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo wuxuu ku dhashay tuulada Dheryalay oo ka tiran degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer. Waxbarashadiisii hoose wuxuu ku Read more »

Mujaahid Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Dr Maxamed Cabdillahi Cumar waxay soo nooleeyeen saxan saxadii iyo dabayshii aqoonsiga Somaliland…W/q:Eng Mohamed Ali Muse

http://farm5.static.flickr.com/4053/4273214455_b70f1b76d9.jpg

W/q:Eng Mohamed Ali Muse

Marka hore waxaan salaan kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan shacabaka xariirta ah ee Somaliland , ee karaamada,sharafta iyo qadarinataba mudan,meel kast oo ay joogaanba.
Mahadda dhammaanteed waxaa iska leh Allaha weyn subxaanahu Read more »

DALKAYGU WACANAA DADKIISU WANAAGSANAA DAWLADIISU WEECSANAA

CODKAAGA KU CIIL BAX QORMADII (35)

http://www.oodweynenews.com/own/pictures/11426.jpg

Ahmed Arwo

Mahad Allaa leh, ILaaha i nabad geeyey dalkii aan muddada dheer ka maqnaa, dal ruuxaygu joogay oo aanan saacadna ka fikir la’aan, dad qalbigeygu la joogay. Waxaan ahaa qof ruux iyo jidhku kala maqanaa. Waxaan noqday qof dhan oo taabtay nolasha dhabta ah ee dadkeyga. Wax cusub ma arag oo dharaar iyo habeenba waan la socday dhib iyo dheef, barwaaqo iyo abaar omas ah, waan la qaybsanaayey dhacdooyinka farxad iyo murugu isagu jira. Intaan Read more »

DALJIRE Waa Daahir Rayaale ee Daadku ha Qaado

http://www.somaliland.org/images/b/ageljireh.jpg

By A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Read more »

I haven’t finished to “Somalia-ize” Somaliland yet, so I need five more years!

http://farm4.static.flickr.com/3608/3348057949_5379556f84_m.jpg

I brahim Mead

Political analyst

Ottawa, Canada

I haven’t finished to “Somalia-ize” Somaliland yet, so I need five more years!

“I am Dahir Riyaale, and I have approved this message, the below statements. All of them!”

“I have all the money, what does the opposition have? They have nothing. Follow the money and vote for me” Riyaale bragged! “That is an incriminated statement Mr. Daher. You are talking like Ali Samatar! This statement is a testimonial of thievery of the public treasury” shouted one of his supporters! Read more »

Duufaan Ku Qaadiyo Waa Sahal Dabayshiye Ayaanu Daadku Kula Tagin

Dhibaatada iyo warwarka haysta Jamac Cali Ducaaleh oo  ah

wasiirka ugu musuqmaasaqa badan xukuumadda Riyaale  ayaa bilaabay maalmahan dambe inuu soo jeediyo hanjabado is dabajoog ah  caddeeyayna in xukuumadda Riyaale aanay u hugaansami doonin natiijada ka soo baxda doorashada haddii xisbiga Kulmiye ku  guulaysto doorashadan soo socota.

Cawil Cali Ducaale ayaa ku hanjabay in uu diyaarsaday sida uu natiijada guusha xisbiga Kulmiye uu isu hor taagi lahaa isaga oo sheegay inuu hayo tabo iyo tamar isaga u qarsoodi ah.

Cawil,  wuxuu ka mid ahaa dadkii xukunkii Afweyne u adeegsan jiray inay kala dhantaalaan halgankii SNM gaar ahaan laanta Magaalada Nairoobi ee dalka Kenya. Cawil, Read more »

KULMIYAA DARYEELIYE UGU DEEQ CODKAAGAA!

hjk

Ma ogtahay dadkaygow

Inkastood dedaalkiyo

Dul-qaadkiyo adkaysiga

Danta guud ku korisaan Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX QORMADII 34naad…… NACASBAA WIXIISA LAGU LAALUUSHAA

http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SkQAwAw1z2I/AAAAAAAAA_o/_OxBmajQt1s/S240/Ahmed.jpg

Ahmed Arwo

Waxa la yaab leh sida macangagnimada ah ee Murashixiinta UDUB ay ayaamihii ugu dambeeyey u muujinayaan xishood la’aan iyo ixtiraam darro ay u hayaan muwaadinka iyo sharciga dalka. Waxa ay la hortegeen bulshada Galbeedka Hargeysa inay si badheeedh ah ugu yidhaahdaan…doqon baad tihiin oo waan naqaan in Read more »