Archive for the ‘Codka Muwaadinka’ Category

Codkaaga Ku Ciil Bax QORMADII (33)…………..UDUB KU DIID GANACSI GARBO-DUUBAN Axmed Carwo

http://somalilandinfo.com/files/images/ahmed_arwo.jpg

Ahmed Arwo

Aan eegno dhinaca ganacsiga iyo dhibta Maamulka Riyaale ku hayo horumarka dalka. Waxa adduunka ka baa´baay nidaamkii takoorka ganacsiga ee cid gooni ah amba hayad dawladeed u xidhnaan jirtay, iyadoo tijaab guuleed laga gaadhay furfurnaanta ganacsi amba waxa loo yaqaan ganacsiga Read more »

Kuwii Ku Baaqee…..Kulmiye Ku Biiray Waa Baayadooda iyo Barwaaqadooda.

KULMIYE.ORG-Waxaan ku soo dhaweynaa dadweynaha reer Somaliland ee doorashada ka qayb gelaaya farxad iyo niyad wanaagsan, waxaan leeyahay dadweynow codkaaga iyo Cudaada ku ciil baxa, waxaan leeyahay kala garta nin iyo geed, waxaan leeyahay Udub waa talo seeg aan tamar iyo tayo midna la hayn ee ha ku khasaarina mar labaad. Waxa lagu hungoobay Doorashii hore ee Udub la doortay. Read more »

Markaad Foodka heshaan Maxaan Kaa Filanaa 4aad. By A. Geeljire

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_14432d_2010-6-9-3-50-21f_abdillaahi.jpg

Abdillaahi Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin Read more »

President Riyale Is A Clear& Present Danger


http://www.hadhwanaagmedia.info/attached/u_14418d_2010-6-9-0-35-58f_Geleh%20ALI%20Gulaid%5B1%5D.JPG

President Riyale’s willingness to use all political routes to guarantee his survivability is a clear and present danger to the peace and harmony that Somalilanders have toiled nearly two decades for. In the past, President Riyale and his consortium of Yes-men in his inner-circle have too easily descended to lowest common denominator by fear mongering, highlighting and inflaming at tribal tensions for  a mere political gains. With the elections only days away and consensus on the ground indicating UDUB party as distant third, this president, and his coterie of Yes-man in his inner-circle will only ratchet up their poisoning of Somaliland’s political ambiance by creating divisions and fostering hatred among the citizenries.

Riyale’s uncompromising and indomitable Read more »

Halacsiga xusuus-qorka La kulankaygii Mudane Ahmed M Mohamud Silaanyo iyo Go’aankii geesinimo.

http://somaliaction.files.wordpress.com/2009/02/somaliland.jpg

Salaanta muslinka iga guddoon akhristow,

Waxay ahayd bishii May 2003, waxa aan xilligaas ahaa Guddoomiyaha Ururka Somalilandforum, waxanan xilligaa oo ay dhammaatay doorashadii 2003 ku sugnaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Read more »

QISO DHAB AH…DAAHIR RIYAALE OO DALKA KU MAAMULA FAALISO TALADEED…QAYBTII LABAAD.

http://2.bp.blogspot.com/_-Dqntok-aHM/Sx9OxccrRzI/AAAAAAAAD9E/leqWm3jOKfg/s400/witchdoctor1.jpg

Qofku wuxuu la awood noqdaa hadba inta uu ka qaato caqliga ilaahay ku manaystay, waxayna  ku kala geddisan yahiin dadku fekerka, caadifadda, hanka, damaca, dareenka, anshaxa, xil-kasnimada, ficilka, khibrada, garashada saxa iyo khaladka, kala doorashada arimaha go’aan qaadashad iwm,. Read more »

Markaad Foodka heshaan Maxaan Kaa Filanaa 3. By A. Geeljire

http://www.hadhwanaag.com/attached/u_14368d_2010-6-7-17-2-33f_abdillaahi.jpg

A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku Read more »

Codkaaga Ku Ciil Bax….Q32, Ahmed Arwo

http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SkQAwAw1z2I/AAAAAAAAA_o/_OxBmajQt1s/S240/Ahmed.jpg

Ahmed Arwo

Dirxigu Qudhunku uma soo uree Waabu Quudsadaye

Waa dhacdo taabanaysa inta damiirkoodu nool yahay. Qofka tan ka nixi waaya ee wax ku qaadan waaya waa dhagax waliba nooca ugu adag ee dhagax dixiidka la yidhaahdo. Ka aan dareemin caddaalad darada ay wadato Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX—31, Ahmed Arwo

ASTAAN WACAN  IYO DAREEN TOOSAY    http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SkQAwAw1z2I/AAAAAAAAA_o/_OxBmajQt1s/S240/Ahmed.jpg

Gudgude – Hadraawi oo tilmaamaaya bulshaweynta:
“Mar uun bay gadooddaa siday, gees lo’aad tahaye Galab xiisaheedaa wakhtigu, kaga gaboobaaye Ninuun baa ku guuree iyada, geeddi waw weliye Marka wiil ku guro Naarta iyo, godadka Yaahuuda Ayay kii Jannada geyn lahaa, dayasho goobtaaye” Read more »

Xisbig UDUB oo ku Fashilmay soo Bandhigida Barnaamijkoodii Siyaasadeed

Suxufi Madaxbanaan Naasir Maxamed C/laahi
““Anagu sida Mucaaridka keeni mayno Buug yar oo la macmalay ee waxaanu soo wadnaa wax wayn”?Iyadoo doorashadii Madaxtooyada innaga xigaan maalmo aan sidaasi u sii badnayn laguna gudu jiro ololaha doorashada ayaa aan ilaa hadda xisbiga talada haya ee UDUB aanay soo bandhigin barnaamijkoodii siyaasadeed, Read more »