Archive for the ‘Elections’ Category

Waasto, Xildoon Iyo Tayo

Ahmed Arwo

by Ahmed Arwo

Saacado ayaa ka hadhay intii hoggaanka cusubi xilka dalka la wareegaayey, sidoo kale ayey isla waqtigaasi ka hadhsan yahay inta xukuumadda cusub lagu dhawaaqaayo. Waxa bulshada hor iman doonta xukuumaddii la sugaayey oo kooban, tayo leh oo qancisa dadweynaha Somaliland ee u jeelay Read more »

Somaliland Kuligaa Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha

See  full size image

Somaliland Kuligaa  Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha

Annagoo ah Guddida laanta Kulmiye ee Canada kuna hadlayna    magaca guud ahaan jaaliyadda reer Somaliland ee deggan dalka Canada , gaar ahaan  taageerayaasha xisbiga Kulmiye annaga oo u riyaaqayna guusha dhaxalgalka Read more »

Somaliland elects a new President: Statement by the Honourable Jim Karygiannis

http://www.karygiannismp.com/spip/IMG/jpg/KarygiannisJiminthehouse.jpg

Somaliland elects a new President
Statement by the Honourable Jim Karygiannis,
Member of Parliament for Scarborough-Agincourt,

On Saturday, June 26, 2010, voters in the Republic of Somaliland went to the polls to elect a new President. Former Opposition Leader, Ahmed M. Read more »

Wasiirka Arimaha Africa Ee Boqortooyada Wadanka Britain Md Henry Bellingham Oo Soodhaweeyey Doorashada Somaliland Kuna Tilmaamay Guul U Soohoyatay Qaarada Africa

http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2007/08_02/HenryBellinghamL_228x347.jpg London (Kulmiye.org) Waxa kaqabsoomay Jamuuriyada Dummuqraadiga ee Somaliland maalintii Sabtida ahayd ee 26/06/2010kii doorashada Madaxtooyada Somaliland cidii hogaamin lahayd shanta sano ee soo socota hadal haynteeda wax ka qoray Read more »

Somaliland: Peaceful presidential election defies al-Shabab

Autonomous state of Somaliland held its presidential elections with thousands of people coming out to vote despite threats from Islamist rebels, al-Shabab. Many voters saw the election as a fresh opportunity to demonstrate their aspiring but unrecognised state’s democratic credentials. Read more »

Somaliland election free and fair: observers

http://www.golisnews.com/GolisAdmin/pictures/13811.jpg

(AFP) – 2 hours ago

HARGEYSA, Somaliland — Observers said Monday the weekend presidential poll in the breakaway Somali republic of Somaliland was largely free and fair and turnout high despite threats from Islamists. Read more »

Somaliland Holds Peaceful Presidential Election By Associated Press


HARGEISA, Somaliland— Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country’s anarchic south. Read more »

Doorashadii Oo Si Nabad Galyo Ah Ku Dhamaatay

http://www.hadhwanaag.com/attached/u_15353d_2010-6-26-4-41-33f_arda%5B1%5D.JPG

Hargeysa-(Kulmiye.org) Wararka illa aanu ka helay xarunta guud ee xisbiga ayaa sheegay in ay soo xidhmeen goobihii codbixinta ee  dalka oo dhan illa Read more »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Saaka Codkiisa Dhiibtay iyo Dareenkii uu Bixiyey

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Saaka Codkiisa Dhiibtay iyo Dareenkii uu Bixiyey Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay Xarunta Guriga Shaqaalaha magaalada Hargeysa ee ay inta badan ka codeeyaan hoggaamiyayaasha xisbiyadu. Read more »

Voters defy Islamist threats in Somaliland

Page last updated at 11:55 GMT, Saturday, 26 June 2010 12:55 UK

Map of SomalilandThere has been a strong turnout for the presidential election in Somaliland, in spite of threats by Islamist militants. Read more »