Archive for the ‘Elections’ Category

Doorashadii Oo Si Habsami Ah Uga Bilaabatay Somaliland & Wararka Soo Dhacaya

http://www.worldbulletin.net/images_2/other/somaliland-polls.jpg Hargeysa (Kulmiye.Org) Waxa saaka todobadii subaxnimo ka bilaabatay dhamaan gobolada Somaliland doroashada Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Somaliland. Saaka subaxnimadi markay saacadu ahayd todobadii ayaa caasimada Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX…DHAMMAAD IYO DARDAARAN Ahmed Arwo

http://somalilandinfo.com/files/images/ahmed_arwo.jpg

Ahmed Arwo

Waxay ahayd shan sano iyo dheeraad kolkii taxanaha CODKAAGU YAANU CADOW KUGU NOQON aan bilaabay. Waxay ahyd digniin muhiim ah oo ay ahayd in la hubsado si loo helo barlamaan tayo ah oo meel mariya masiirka ummadda, la xisaabtama xukuumadda. Waxa dhacday in reero loo soo xulay Read more »

Kulmiye Projected to Win in Somaliland Election By East Africa Policy Institute.

The coming election will be viewed with much interest and anticipation and it will determine whether true democracy will finally take hold in Somaliland or a Read more »

Kulmiyaa leh Kulmiyaa leh Kulmiyaa leh Kulmiyaa leh

http://farm5.static.flickr.com/4046/4682250760_1023861ae0.jpg

Geesiyaal kifaaxii
Halgankii u kululaa
Keeneeyey cadawgii

Kulmiyaa leh Kulmiyaa leh
Kulmiyaa leh Kulmiyaa leh

Madax lagu kalsoonyoo
Inay xoolo kiishaan
Kolna looga baqanayn Read more »

I haven’t finished to “Somalia-ize” Somaliland yet, so I need five more years!

http://farm4.static.flickr.com/3608/3348057949_5379556f84_m.jpg

I brahim Mead

Political analyst

Ottawa, Canada

I haven’t finished to “Somalia-ize” Somaliland yet, so I need five more years!

“I am Dahir Riyaale, and I have approved this message, the below statements. All of them!”

“I have all the money, what does the opposition have? They have nothing. Follow the money and vote for me” Riyaale bragged! “That is an incriminated statement Mr. Daher. You are talking like Ali Samatar! This statement is a testimonial of thievery of the public treasury” shouted one of his supporters! Read more »

Balankeennu Waa 26ka June Ee UDUBAY Is Basri Oo Xejiso !

Musharaxii xisbiga UDUB ee dalkan taladiisa hayay siddeedda sanadood mr Dahir Riyaale Kahin iyo wasiiradiisa ku jaha wareeray cududda taageero ee xisbiga KULMIYE ayaa waxaa caado u noqotay inay sidii qof suuxsan Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX QORMADII 34naad…… NACASBAA WIXIISA LAGU LAALUUSHAA

http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SkQAwAw1z2I/AAAAAAAAA_o/_OxBmajQt1s/S240/Ahmed.jpg

Ahmed Arwo

Waxa la yaab leh sida macangagnimada ah ee Murashixiinta UDUB ay ayaamihii ugu dambeeyey u muujinayaan xishood la’aan iyo ixtiraam darro ay u hayaan muwaadinka iyo sharciga dalka. Waxa ay la hortegeen bulshada Galbeedka Hargeysa inay si badheeedh ah ugu yidhaahdaan…doqon baad tihiin oo waan naqaan in Read more »

Somaliland: Co-ordinators of international election observers give cautiously positive assessment for the holding of election

http://www.sirag.org.uk/electoral.jpg

International development agency Progressio, the Development Planning Unit at UCL and Somaliland Focus (UK) welcome the good progress being made toward the holding of Somaliland’s long-delayed presidential elections on the scheduled date of 26 June 2010.
Read more »

Kulmiyoo Dadku Raaco Bulshadoo Is ku Duuban Dimuqraadiyad Toosan Doorashooyin Xalaal Ah Dawlad Looguu Codeeyo Mid Inoo Dan Weeye

June 16th, 2010

IMG_0184IMG_0355IMG_0176IMG_0275IMG_0207IMG_0236IMG_0341IMG_0175IMG_0169IMG_0372IMG_0190IMG_0305IMG_0188IMG_0286IMG_0318IMG_0171IMG_0329IMG_0384IMG_0313IMG_0402IMG_0215IMG_0281IMG_0222IMG_0166

IMG_0328

Naafadi Dulmanayd Agoontii Dayacnayd

Kuway Diiftu Ku Raagtay In Daryeelka La Siiyo

Dabadeed wax Bartaan Kulmiyaa La Diyaara Read more »

Kumannaan Taageerayaasha KULMIYE ah oo Maalintii Shanaad Hargeysa Iusgu soo baxay

SANY0051Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE, ayaa maalintii shannaad ee ololaha doorashada Madaxtooyadda Somaliland ka sammeeyey degmooyinka kala duwan ee magaalada. Read more »