June 16th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa(KULMIYE.ORG)-Masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee gobolka sanaag ayaa saaka siweyn ugu soo dhweeye duleedjka magaalada wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha bariga London ee xisbiga kulmiye oo ay sodaalkiisa ku wehelinayaan Gudoomiyihii nabad galyada iyo difaaca iyo Gudoomiye kuxigeenkii daraasaadka iyo cilmibaadhista ee xisbiga udub oo dhawaan xilkoodii iska casilay. Read more »
June 16th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Burco-(KULMIYE.ORG/Ramaas)-Magaalada Burco ayaa saaka ku waaberiisatay jawi aad uga gadisay sidii ay hore u ahayd, waxaana meel walba sida daadka waaberigii saaka u soconayay dadwayne aad u tiro badan oo ku jeeni qaaran calanka labada midab ah ee xisbiga kulmiye. Kuwaas oo ku jihaysnaa dhanka Kheyriyada magaalada oo ay maanta uu kala hadlayey guddoomiyaha xisbigoodu. Read more »
June 14th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Muj Axmed Muxumad Madar
Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Wefti balaadhan oo ay hoggaaminaayeen masuuliyiin sare oo ka tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa shalay oo ku beegnayd maalintii afraad ee loo qoondeeyey ololaha doorashada xisbiga KULMIYE, waxa si cajiib ah loogu soo dhaweeyey deegaannada ay ka mid yihiin Daaro-salaam, Geed-deeble, biyo-shiinaha iyo Agabar oo ka tirsan gobolada Hargeysa iyo Gabiley. Read more »
June 14th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Muj A/Rizaq Kooshin (C/rizaq Alpho)
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xubno ka mid ah Guddida dhaqaalaha ee Xisbiga Kulmiye ee Cariga Ingiriiska ayaa si rasmi ah u soo gaadhay dalka Somaliland si ay uga qayb galayaan Ololaha iyo hawsha Doorashada. Read more »
June 14th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Sul. Cabdillaahi Sul. Cabdiraxmaan, ayaa daboolka ka qaaday in shirar beryahanba u socday salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka beeshu ay ku go’aansadeen in beelaha Subeer Awal taageeradooda siyaasadeed ku xoojiyaan Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay u arkeen nin dalka ka saari kara maxladda uu ku jiro. Read more »
June 13th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off
|
|
Hargeysa (Oodweynenews)- Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa maanta kulan muhiim ah Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa kula yeeshay wefti sare uu hogaaminayey Safiirka waddanka Ingiriiska u qaabilsan midawga Afrika ee fadhigiisu yahay magaalada Adis-ababa.
Sidan-na waxa u xaqiijiyey shabakada wararka ee Oodweynenews.com Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo aanu maanta waraysi kula yeelanauy Hotel Read more » |
June 3rd, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Baaqan waxaa soo saaray Beesha Habar-Cafaan ee Kanada wuxuuna toos ula xidhiidhaa mawqufka Beesha ee ku waajahan doorashooyinka madaxweynenimada soomaliland.
Ka dib markii Beesha Habar Cafaan ee dalka gudahiisu ay soo saareen Read more »
June 3rd, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Ahmed Arwo
Waa bilowgii ololaha, balanku waa Jimcaha 4ta June 2010 iyo maalintii balanka. Waa dharaar KULMIYE looga fadhiyo is-muujin. Qaado calanka kulmiye, kana qayb gal damaashaadka ka socda maagalada aad joogto. Waa isu-soo bax ka dhacaaya degmo kasta oo dalka ah. Kolka taageeradu badataba waxa yaraada waxii khiyaamo iyo is-dhaafin lagu farsamayn karo. U quus goy Read more »
May 31st, 2010 in Codka Muwaadinka, Elections, Kulmiye_party | Comments Off
OPINION

Ahmed Arwo
Waxa ayaamahan dhegaha iyo indhaha Soomaliland buuxiyey wararka tilmaamaaya sida looga hayaamay xisbi-xaakimka oo u muuqda mid ku fashilay hoggaankii uu muddada dheer hayey. Waxa ayaan darro ah in kolka hawlwadeenadii xisbigu ay irridaha boobeen in Wasiiro aan la dooran meelna aan ka soo gelin nidaamka dalka u yaal inay xisbi sheegtaan ay yihiin kuwa sidii Cali geeli ba’ay baroorta iyo boodhka isku daray, fadhi iyo jog Read more »
May 8th, 2010 in Codka Muwaadinka, Elections | Comments Off
Ibrahim M Mead
Political analyst
Ottawa, Canada
May 8, 2010
Corruption in Somaliland and its effects on development in human and otherwise
Corruption – defined as ‘the abuse of public power for personal ends’ – When that is that what do we call the complete destruction of the institutions of the government inflected by the Remnants ruling Somaliland? What do we call the destruction of the Somaliland personality and character? What do we call the ignorance of Mass destruction in action in Somaliland? And what do we call the selection and Read more »