November 20th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Berbera-(KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiillada kaga jira xisbiga, garabka haweenka iyo masuulliyiin xisbiga ka tirsan, ayaa maanta safar ugu kicitimay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Read more »
November 19th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Cilmi-baadhis aad u ballaadhan oo taabanaysa dhammaan dhinacyada nolosha bini’aadamka, ayaa hay’adda caalamiga ah ee dalka Maraykanka ee IRI ka diyaarisay shacabka reer Somaliland eek u dhaqan gobolka Maroodi-jeex. Read more »
November 19th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xisbigiisa iyo xukuumaddu ka midaysanyihiin in doorashada Goleyaasha Deegaanku qabsoomaan xilligii loo qoondeeyay ee horraanta sanadka 2012. Read more »
October 26th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa guud ahaan si weyn u soo dhoweeyey laba go’aan oo Golaha Wakiilladu ku meel-mariyey wax-ka-beddel iyo kaabis lagu sameeyey xeerarka doorashooyinka dawladaha iyo diiwaangelinta ururrada siyaasiyadda iyo ansixinta axsaabta qaranka, kuwaasoo labada xisbi mucaarad si weyn uga qayliyeen. Read more »
September 28th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Mujaahid Muse Biixi Cabdi ayaa caawa casho sharaf balaadhan usameeyey Orodyahanka Mo Faarah oo maalmihii ugu dambeeyey kusugnaa somaliland xafladan casho sharafta aheyd oo kadhacdey Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa . Read more »
September 28th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca xisbiga iyo guud ahaan taageerayaasha KULMIYE, waxa uu tacsi tiiraanto leh u dirayaan qoyasaska iyo qaraabada ay ka geeriyooday 12 kii qof ee dumarka u badnaa ee ku naf waayey labadii baabuur ee daadku ku qaaday dooxa Agabar. Waxaannu Guddoomiyuhu marxuumiintaas oo dhan Illaahay uga baryayaa inuu janadii Fardawsa ka waraabiyo, qoysaska, ubadda iyo xaasaskii ay ka baxeena samir iyo iimaan ka siiyo. Ammaiin…Aammiin.
September 24th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa- (KULMIYE.ORG) – Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dib u magacaabay saddex xil oo ka mid ah dhismaha Gobolka Hargeysa ee xisbiga Kulmiye.
War-saxaafadeed uu Guddoomiyuhu ku magacaabay xilalkaas, ayaa u qornaa sidan:- Read more »
September 13th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa- (KULMIYE.ORG) Guddoomiyaha xisbiga talada haye ee KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ardayda dhammaystay waxbarashada dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee dalka Somaliland ee ku guulaystay imtixaanka shahaadiga sannad-dugsiyeedka 2010/2011, iyada oo Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ay natiijada imtixaankaas si rasmi ah ugu dhawaaqday maalintii Isniinta ee taariikhdu ahayd 12 August 2011. Read more »
September 13th, 2011 in English, Kulmiye_party | Comments Off
Hargeisa-The second in command of Kulmiye Party the current ruling party, and a strong supporter of the government Mr. Abdirahman Abdulkadir addressed the press on his utter dismay of the present government. Mr. Abdirahman said that the successfully elected government is lacking team work and co-operations thus breaking into groups within its own administration. He continued on by saying that “although the present government seems to be better than the previous government (UDUB), on the other hand, and in some cases, I give UDUB-the previous ruling government some praise by working closely with one another, and making sure that their party’s confidential issues or matters never leaked out, which, unfortunately, our current government clearly lacks. Read more »
September 13th, 2011 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa(KULMIYE.ORG) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay shalay inuu Qoraal Digniin ah oo uu kaga codsanayo inaanay shaqaalaha Dawladdu soo faragalin arrimaha Xisbiyadda u diray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Read more »