March 9th, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay Kaadhadhka cusub ee la sheegay inay dhawaan u samayn doonaan in lagu galo Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo.
Afhayeenka Guddida Doorashada Somaliland Axmed Maxamed Xirsi (Geelle) oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in muddo laba toddobaad ah ay ku mashquulsanaayeen dhismaha Guddiyada gobollada ee Komishanka Doorashooyinka, isla markaana ay hadda dhammeeyeen dhismahooda. “IInkasta oo ay soo baxeen khaladaadyo yar-yar oo aan badnayn, haddana guddiyada aanu dhisnay waanu isla qaadanay Axsaabta Siyaasadda oo waanu isku waafaqnay.” Ayuu yidhi Afhayeenka Guddida Read more »
March 4th, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa (Jam)-Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee golaha wakiillada Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Ingiriisku u caddeeyey in dib-u-dhacyada joogtada ah ee ku yimi doorashooyinku dhaawac weyn u gaysteen sumcaddii Somaliland, isla markaana hadday sidaa ku sii socdaan ay dhib weyn soo gaadhi doonto dalka. Read more »
March 3rd, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa (kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay qorshe ka yeelato khasaarooyin kala duwan oo ay keeneen Roobab ka da’ay deegaano Somaliland ka tirsan.
Guddoomiyaha ayaa Warsaxaafadeed uu maanta ka soo saaray magaalada Hargeysa waxa uu kaga hadlay khasaare ay keeneen Roobab ka da’ay deegaano ka tirsan deegaannada Somaliland qaarkood. Read more »
March 3rd, 2010 in Press | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Roobab xooggan oo shalay galab ilaa xalay fiidkii ka da’ay magaalo xuduudeedda Tog-Wajaale, ayaa keenay khasaare ilaa hadda inta la hubo u badan mood, isla markaana qaaday Gaadiid tiradoodu gaadhayso 5 Baabuur.
Siday sheegayaan Wararka naga soo gaadhay magaalada Tog-Wajaale ee xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, roob xooggan oo shalay abbaaro 5:00 galabnimo ka bilaabmay magaaladaas, isla markaana qaaday ilaa 6:30 fiidnimo ee xalay, ayaa keenay Read more »
February 28th, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa, February 28, 2010 (Haatuf) – Roobab aad loogu diirsaday oo biyo dhig wayna keenay ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey si wayn uga da’ay gobolada dalka Somaliland, iyo guud ahaanba deeganada miyiga
Iyadoo magaalooyinka waawayn ee ay ka mid tahay caasimada dalka ee Hargeysa roobabkii ku bilaabmay habeenkii sabtida todobaadkan ay roobabkii bilawday subaxii ay ku gabal dhacsadeen iyagoo raxamadaa Alle ku maansheeyey ay ka siman tahay dalka, iyagoo magaalooyinka qaarkood mudo 4 saacadood oo xidhiidh ah ay uga dayeen, balse ayna ka dhalanin ilaa hada inta la ogyahay wax khasaare ama dhibaato ah oo ay gaysteen.
Deegaanada ay roobabku ka kala da’een oo la sheegay shalay subaxdii si ay ku bilaabmeen in ilaa xalay ay ka da’een ayaa Read more »
February 28th, 2010 in Press | Comments Off
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay khadka telefoonka kula sheekaystay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xaalad caafimaad u jooga dalka Faransiiska. Read more »
February 27th, 2010 in Press | Comments Off
In an exclusive interview to the BBC the second Prime Minister of the former Somali Republic (Italian Somalia and Republic of Somaliland) Mr. Abdirazak Haji Hussein strongly opposed the recognition of Somaliland, as a separate sovereign state.
One would not be surprised at his position, but it is unfortunate that his ignorance – lack of education – and his hatred of the people of Somaliland can be easily deduced, Read more »
February 27th, 2010 in Press | Comments Off

Guddoomiyaha Awdal Oo Sheegay Inay Gaf Tahay Hadii Ay Jirto In Xildhibaan Xasan Cawaale Kaantaroolka Boorama Loogu Gaystay Xad Gudub
“Waanu Waafaqsanahay In Baadhis Lagu Sameeyo Cidii Falkaasi Ku Kacday, Waxay Ahayd Inuu Xildhibaanku Nagu Soo Noqdo”
Maxamuud C/Laahi Cige
Hargeysa, February, 26, 2010 (Haatuf) – Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamud C/laahi Cige ayaa sheegay hadii xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ay ciidanka kaantaroolka magaalada Boorama laga galo ay kula kaceen xadhig, cago juglayn, iyo baadhasho ay tahay arin gaf ah oo fool xun, isagoo dhinaca kalena sheegay in saraakiisha boolisku ay u sheegeen inayna xaqiijin karin in xildhibaanku magaalada Boorama yimid.
Guddoomiyaha gobolka Awdal waxa kale oo uu sheegay inuu waafaqsan yahay in baadhis lagu sameeyo falkaasi uu sheegay in lagula kacay. Read more »
February 26th, 2010 in Press | Comments Off

Xigasho/ Haatufnews
Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Askarta Booliska Kaantaroolka Boorama Ay Xadhig, Cago Juglayn Iyo Baadhasho Kula Kaceen
“Markaan Tusay Aqoonsigaygii Waxay Igu Yidhaahdeen Ma Baarlamaanka Somalia Ayaad Ka Tirsan Tahay, Intay Gaadhigii Iga Dajiyeen Ina Tukhaan Tukhiyeen Ayey Jeebadahaygiina Baadheen”
Xidhibaan Xasan Cawaale Caynaan
Hargeysa, February 25, 2010 (Haatuf) – Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee xisbiga UDUB lagana soo doortay gobolka Hargeysa isla markaana ka mid ah xubnaha firfircoon ee sida wayn u Read more »
February 24th, 2010 in Press | Comments Off

Marwo Qadan oo ah masuuliyad ka tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa ka soo noqotay dalka Belgium iyada oo halkaas ka soo furtay laamo iyo waaxyo u hawlgala xisbiga Kulmiye, waxa ay sheegtay Marwo Qadan in ay tahay waajib in hawlaha xidbiga qof waliba ka hawlgalo. Waxa ay sheegtay in sidoo kale aynu dhamaanteen u nahay danjire dalkeena Somalilan, waxaana waajib ah, sumcada iyo waxqabadka dala in aynu u wada hawlgalo, midaas Read more »