Archive for the ‘Uncategorized’ Category

Cilmi-Kabaal-TBSL

Cilmi-Kabaal-TBSL

Mudanayaasha Kongreska Ee U Qaabilay Md Siiaanyo Waxa Ka Mid Ahaa Md Keith Ellison

kulmiye.org, Washington DC USA) Goddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo wuxuu maalintii  taarikhdu ahayd Jan 21, 2010 kula kulmay aqalaka Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah gobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin.

Congressman Keith Ellison1 by you.

Read more »

Gudoomiye Siilanyo Oo Dawlada Maraykan U Soo Bandhigay Siyaasada Xisbiga Kulmiye

silanyo washington tour

Waxaa  maanta lagu qabtay magaalada Washington shir balaadhan oo ay dawladda Maraykanku soo abaabushay oo loogu talagalay  wafitgii uu hogaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanye ee uu weheliyay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, inay kaga warbxiyaan xaaladda siyaasadeed, dhaqaale iyo nabadgalyo ee Somaliland, kuna soo bandhigaan siyaasadda xisbigoodu ku hogaamin doono Somaliland. Read more »

Tacsi Ka Socota Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga

Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga  Md. Muse Biixi Cabdi, isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan xubnaha Xisbiga iyo taageeraashaba, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii ay baxdayMarxuumad Faadumo Sheekh Maxamed Jirde, oo ku geeriyootay cariga ingiriiska. Read more »

Taliyihii Sirdoonka Qaranka Ee Gobolka Sool Oo Ku Eedaysan Dilkii Qaraxa ee taliyaha Qaybta 12aad Ee Cidaamada Qaranka

http://somalilandinfo.com/files/images/miino_0.thumbnail.jpg Laascaanood(HWN):- Taliyaha Ciidamada Sirdoonka Somaliland ugu qaabilsan Gobolka Sool Cabdifataax Muuse Yuusuf, oo ku eedaysan dilka Taliyihii qaybta 12aad ee Ciidamada Qaranka oo bishii 11-aad ee sannadkan lagu dilay Qarax lala beegsaday Taliyaha geeryooday oo ku sugnaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, oo maanta la filayay in la hor keeno Maxkamadda Caasimada, ayaa dib ugu dhacay sababo aan la sheegin. Read more »

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Rayaale Ku Eedeeyay Inaanu Fulin Balanqaadkii Sii Daynta Dadkii Mudaharaadada Loo Xidh-Xidhay

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/37/48/6d/687b1a2e16b6125d3c8678016924cfc63bfa4e2a/580x435/DSC-0201-JPG-Thumbnail1_580x435.jpg

“Madaxweynaha Ballamaha Uu Qaado Iskuma Wanaagasana, Waxaanan Ku Faraxsanahay Dareenkii Shacabku Ay Ku Muujiyeen Inaan Rabitaankooda Lagu Iibsan Karin Shillimaad, Waxaanay Muujisay Siyasada Xukuumada Ee Faashilka Ah” Axmed Siilaanyo

Hargeysa October 25, 2009 (Haatuf) - Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa madaxweyne Rayaale ku eedeeyey in aanu waxba ka fulin balanqaadkii uu ka balanqaaday heshiiskii ay lixda qodob ku kala sexeexdeen ee uu ka sheegay in la sii dayn doono dadkii lagu Read more »

Lacag Baa Lagu Shubtay Amin Amir Sida Mobile-Ka

Amin Arts and-Somaliland Taxpayer

Waxaa hore u jiri jiray Afmiinshaar amiin Caamirna waa Hungri Raac !

Horta maantaa gabal baasi u dumay Amiin Caamir, cid dambena aanay  rumaysan doonin waayo wuxuu hungri ku  raacay Digtaatooriyad  xooga googo qadhiidh ah oo Riyaale Xawaalada u soo dhigay todobaadkii hore. Read more »

Waraysi: Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Kayse Hassan Cige

http://www.waryatv.com/files/images/P06132008112623.jpg
Shabakada Somaliland.org Ayaa la yeelatay waraysi xoghayaha guud ee xisbiga Mucaaraidka ah ee Kulmiye Md Kayse Xasan Cige xaalada ay marayso siyaasada Somaliland iyo khilaafka sharci ee ay isku hayaan xisbiyada mucaridka ah iyo xukuumada madaxweyne Rayaale, waraysigiina wuxuu u dhacay sidatan: Read more »

Madaxtooyada Somaliland Oo Isu Badashay Cawyska aan Laga Seexan

Mahadnaq Mudane CabdiCasiis Samaale “Aduunyada Weli Rag Baa Nool”

http://www.allaybaday.com/photogallery/cabdicasiis_samaale.jpg

Umada xalaasha ah ee reer Somaliland meel kasta oo ay joogto waan salaamayaa. Waxaan Illaaahay inooga baryayaa in uu inaga badbaadiyo mowjadaha cakiran ee ka jira dalkii hooyo wakhtigan xaadirka ah. Waxaanan Illaahay inooga baryayaa in uu caqligii saliimka ahaa ee Somaliland halkaa ku soo gaadhay in aanu inaga gudhin ama inaga dhamaan. Waxa maanta cadaatey in ay weli Read more »