July 25th, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Mr Dhuhul Mr Sayid
Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown |
By Howard Lesser
Washington, DC
24 July 2009 |
|
Tensions have been rising in the self-declared Republic of Somaliland in the period leading up to an election campaign and a 27 September presidential vote. The Committee to Protect Journalists (CPJ) is condemning recent media arrests and government banning orders on a radio and TV outlet. Read more »
July 10th, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Annagoo ka wakiil ah tafiirta iyo ehalka Alle ha u naxariistee Marxuumad Khadra Jirde Xuseen oo 8/07/2009 lagu aasay magaalada London ee U.K, waxaanu mahadnaq ballaadhan u tebinaynaa warbaahinta Soomaliland iyo qof kasta oo tacsi noo soo mariyey noocyada kala duwan ee isgaadhsiinta sida websiteyada, Read more »
April 15th, 2009 in Uncategorized | Comments Off

Hargeysa, Somaliand- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta jawaab kuluul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay shalay sarkaalka sida sharci darada ku fadhiya wasaarada arimaha Gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi-Cirro),kaas oo uu sarkaalkaasi ku hanjabay KULMIYE in talaabo Sharci ah ka qaadi doonaan haddiiba ay mar dambe Read more »
April 13th, 2009 in Uncategorized | Comments Off

Hargeysa (Gargaar) 13,04.09 Ilaa imika waxaa ka socda banaanbax weyn oo xaafiska Kulmie ee Hargeysa dadweynahu isagu yimid iyagoo degmooyinka Hargeysa dhammaan ka soo baqoolay subaxnimadii. Wey ku fashilmeyn boliska oo isku dayey inay dariiqyada iska hortaagaan dadweynaha soo qulqulaayey. Booliiska oo uu Read more »
April 10th, 2009 in Uncategorized | Comments Off

“Somaliland is in the midst of seeking qualified leader with a transparent political roadmap, not squabble and child-like wrangling leader “
It’s dismaying and disappointing to observe the naked political partisanship of the upper house of Somaliland parliament (Golaha Guurti) and their current infamous Read more »
March 8th, 2009 in Codka Muwaadinka, Uncategorized | Comments Off
Ku: Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ahna musharaxaha madaxweyne
Ku: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga
Og: Gudoomiye Ku xigeenada Xisbiga
Og; gudida fulinta xisbiga
Og: golaha dhexe ee xisbiga
Arar kooban,
Mahad oo dhammi waxa ay u sugnaatay Allaha weyn ee ina uumay SWT, naxariista iyo nabad gelyada Eebena korkiisa ka ahaato nabigeenii mudnaa Muxamed Ibnu Cabilaah SCW. Read more »
February 3rd, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Dalkeena Jamhuuriyada Somaliland Waxaa lagu tirayaa dalalka dimuqraadiga ah ee nidaamka xisbiyada badan ku dhaqma. Dalka waxaa ka jira sedex xisbi oo siday u kala hor aasaasmeen kala ah xisbiga UDUB oo ugu da’ wayn oo u aasaasay 2001 ILLAAHAY naxariistee madaxweynihii hore Read more »
February 3rd, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Xidhiidhiyaha Laamaha UDUB UK & Xafiiska Dhexe ee Hargeysa C/raxmaan Ali Ubaxle ayaa shir Jaraid qabtay shegayna in uu Qadacay Shirka UDUB Read more »
January 31st, 2009 in Uncategorized | Comments Off
General Maslax Maxamed Siyaad Bare Oo Uga Mahadnaqay Madaxweyne Riyaale Kaalmo Lacageed Oo La Sheegay Inuu u Fidiyay Xilligii uu Ku Jiray Diyaar Garowga Tartanka M/weynaha Ee Soomaaliya.
Somalilandfuture) Wiil uu dhalay M/weynihii hore u dambeeyay ee dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre oo magaciisa la yidhaahdo General Maslax Maxamed Si yaad Barre ayaa uga mahad celiyay M/weynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin kaalmo lacageed oo la sheegay inuu u fidiyay xilligii uu u diyaar garoobayay tartanka doorashada M/weynaha dalka Somaliya oo shalay lagu soo gebagabeeyay shirka ka socda dalka Jabouti, kaas oo M/weyne loogu doortay Sheekh Shariif Sheekh Axmed hogaamiyihii maxaakiimta.
General Maslax Maxamed Siyaad wuxuu sidaa ka sheegay hadal uu ka jeediyay maalintii doraad shirka kooxaha soomaalida uga socday magaalada Jabouti ee jamhuurida Jabouti, kaas oo Maslax ka mid ahaa xubnihii u tartamayay jagada M/weynaha ee dalka Soomaaliya.
General Maslax Maxamed Siyaad Barre oo ka mid ahaa saraakiishii dawladii melateriga ahayd ee aabihii uu M/weynaha ka ahaa isla markaana ka mid ahaa dadkii ka dambeeyay ee qaybta weyn ku lahaa tacadiyadii iyo xasuuqii loo geystay shacbiga reer Somaliland sanadihii sideetamaadkii ugu horeyn isaga oo ka hadlaya madasha uu ka socday shirka kooxaha soomaalida wuxuu yidhi “Marka hore waxaan u mahadnaqayaa dhamaan marti-sharafta iyo ergooyinka ka soo qayb galay shirka, sidoo kale waxaan u mahad celinayaa oo halkan u marinayaa M/weynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo qayb weyn ka qaatay mar aan ku jiray diyaar garowga hawshan aan manta u tartamayo ee M/weynenimada”Ayuu yidhi General Maslax Maxamed Siyaad.
Waxaanu intaa ku daray “M/weyne Riyaale inkasta oo aanan aqoon fiican isu lahayn labadayadu waqtigii dawladii hore {Dawladii Aabihii M/weynaha ka ahaa} hadana waan ka mahad sheeganaynaa qoys ahaan wayna jirtay xidhiidho kale oo qoyska ah kuwo toosa iyo kuwo dadbanba ha noqdaane”Ayuu yidhi General Maslax Maxamed Siyaad.
General Maslax Maxamed Siyaad inkasta oo aanu carabka ku dhufan ama daboolka ka qaadin tirada deeqda lacageed uu u fidiyay M/weyne Riyaale hadana waxay xogo lagu kalsoon yahay sheegeen in M/weyne Riyaale ugu deeqay General Maslax lacag dhan $125,000(Boqol labaatan iyo shan kun oo dollar),taas oo la sheegay inuu u mariyay mid ka mid ah xawaaladaha laga leeyahay dalka Soomaaliya
Dhinaca kale Waxaa hore wadanka u yimi dad badan oo loo tirinayey inay ka dambeeyen xasuuqyadii loo geystay dadka reer Somaliland isla markaana aan cafis loo fidinin, waxaa hore magaalada Hargeysa booqasho ugu timi gabadh uu dhalay General Maxamed xaashi Gaani oo ka mid ahaa ragii sida weyn uga qayb galay jariimooyinkii iyo xasuuqyadii loo geystay shabiga Somaliland waqtigii dawladii keli taliska ahayd ee Maxamed Siyaad Barre.
Gabadhaasi oo magaceeda la yidhaahdo Muna Maxamed Xaashi Gaani waxa la sheegay inuu la socday nin u dhashay dalka Talyaaniga oo la sheegay inuu qabo ama ay ooridiisa tahay gabadhaasi, kaas oo magaciisa la yidhaahdo Lucciano, waxayna qoyskaasi intii ay joogeen Hargeysa marti u ahaayeen qoyska madaxtooyada.
Xigasho / Somalilandfuture Hargeisa
January 16th, 2009 in Uncategorized | Comments Off
}
Left Mr Carter,Dr.Gabose,Mr.James,Mr Walsh
Dr Gaboose oo ku sugan dalka Mareykanka wuxuu dedaal ugu jiraa sidii laysugu xidhi lahaa tageerayaasha xisbiga Kulmiye iyo Ururka Qaran. Dr Gabose wuxuu kaloo xarunta wasaaradda arrimaha dibedda (US State Department) kula wada kulmay (Jan 13-2009) masuulka sare ee u qaabilsan arrimaha Africa , Mr. Phillip Carter III (Principal Deputy Assistant Secretary- Bureau of African Affairs), madaxa Geeska Africa (Mr.James Director of East African Affairs), iyo madaxa arrimaha Somalia ( Mr. Matthew Walsh).