Archive for February, 2009

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Ingiriiska U Qaabilsan Arimaha Afrika Lord Lord Mallach-Brown Oo La Tashi Gaar Ah La Yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga KULMIYE iyo Daahir Rayaale Oo Deg Deg loogu yeedhay

London- Xoghayaha arimaha dibada u qaabilsan xisbiga Kulmiye Dr Maxamed Cabdillahi Cumar ayaa lagu soo martiqaaday xafiiska wasiirka arimaha dibada u qaabilsan Afrika Lord Mallach Brown si wax looga waydiiyo sababaha keenay dib u dhaca doorashada ugu soo horaysa ee madaxtooyada halkan ka  daawo sawirada. Read more »

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Si Sharci Daro Ah ku iibiso Dhulka Danta-guud Ee Dalka

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha Guddida arrimaha gudaha, difaaca iyo nabad-gelyada ee golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay sifo sharci darro ah ku iibiso dhulka danta guud ee magaalooyinka waawayn ee dalka. Read more »

Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Ee Xisbiga KULMIYE Mudane Saylici Oo Maanta Hargaysa Soo Gaadhay

http://www.oodweynenews.com/own/pictures/3302.jpg

Hargeysa(Dham)-Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo in muddo ah safar shaqo ugu maqnaa dalka Ingiriiska ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa. Read more »

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Oo Xafiis Cusub Ka Furtay Dalka Fransiiska Gudina Halkaa Ku Doortay

DSC_0127 by osomaliland

Tagageerayasha xusbiga KULMIYE ee dalka Fransiska aya 14/02/2009 ahayd ku qabsadday shiir magalada Toulouse ee wadanka Faransiiska. Read more »

Doorashada Madaxtooyadu Aanay Dib U Dhicin. “Goluhu Wuxuu Isku Raacay In Loo Yeedho Oo Su’aalo La Weydiiyo Komishinka Doorashooyinka”

Hargeysa(Ramaas) Feb22, 2009 – Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay mooshinkii ku saabsanaa in doorashada madaxtooyadu ay wakhtigii hore loogu heshiiyay oo ah 29-ka Bisha March ee fooda innagu soo haysa ay ku dhacdo, kaasi oo ay muddo laba todobaad ku dhow ay ka doodayeen. Read more »

Halkan Ka Daawo Boqolaal Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye, Halkan Ka Daawo Sawirada

Boqolaal  taageere oo cusub ayaa ku soo biiray xisbiga Kulmiye halkaas oo xaflad loogu qabtay Hoteel Impeial Read more »

“Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Waa Inuu Is-casilaa Intaanaan Xilka Xayuubin Kusoo Rogin Hadalkii Uu Yidhi Dartii.” Xil. Nacnac.

Hadhwanaag 2009-02-11 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ugu baaqay inuu Is-casilo intaan xil-ka xayuubin lagu sameyn Read more »

Press Release Expatriate Somaliland Community of North America Communiqué February 13, 2009

Press Release

Expatriate Somaliland Community of North America Communiqué

February 13, 2009

Ever since the rebirth of Somaliland as an independent state in 1991, the Somaliland Diaspora community in North America and elsewhere around the world has taken a keen interest in the affairs of their homeland and has worked hard to continuously provide material as well as moral support for this young fledgling nation in its march towards self determination and the establishment of democratic institutions. Read more »

Attempt To Remove The Parliament Leader Falls Flat

HARGEISA (The Somaliland Globe) – A group of members of the Upper House of Parliament failed to table a motion to change the law that allows removal of the leader of the House despite the leader’s repeated request for them to forward their motion. Read more »

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka qoyskiisa iyo ka xisbiga KULMIYE, wuxuu tacsi u dirayaa Read more »