February 15th, 2009 in Announcements | Comments Off
Tan iyo marki lagu dhawaaqii Dawladnimada Soomaali Laand 1991kii, Qurba joogta Reer Soomaali Laand ee degan Waqooyiga Mareeykanka iyo Dunida kaleba, marnaba kama caajisin wax u qabadka dalkoodii hooyo maal iyo nafba si ay u taageeraan hamiga Jamuuriyadan curdinka ah ee Somaliland ku doonaysay in ay ku samaysato dowlad madaxbanaan oo iskeed isu maamusha . Read more »
February 14th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa- Somaliland, Tiro aan ka badnayn 15 xubnood oo laga soo ababulay aqalka madaxtooyada si xilka gudoomiyenimo looga qaado gudoomiyaha golaha guurtida mudane Saleebaan Maxamud Adan ayaa ku soo gabagaboobay waji gabax iyo dafiraad qaar ka midi dafirireen. Read more »
February 12th, 2009 in Press | Comments Off
Hadhwanaag 2009-02-11 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ugu baaqay inuu Is-casilo intaan xil-ka xayuubin lagu sameyn,hadal dhawaan ka soo yeedhay oo uu ku sheegay in aan Soomaaliyi kala maarmi Karin,dhula kala xidhan karin dartii.Sidoo kalena,Nacnac waxa uu Madaxweyne Rayaale u soo jeediyay in uu kala caddeeyo in uu Ku-xigeenkiisa ku raacsanyahay hadalka uu yidhi iyo in kale. Read more »
February 12th, 2009 in Press | Comments Off
Hargaysa (Jam)- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u cambaareeyay olole la sheegay in toddobaadadan u dambeeyey xukuumaddu ku doonaysay sidii xilka looga qaadi lahaa Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan. Read more »
February 12th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Waxaanu maqalay in Jeelka Berbera ee dadaka walaan lagu hayn jiray ay ka mid ahayd in lagu tijaabiyo xiska qofka oo loo diro inuu foosto daloosha biyo ka buuxsho, taas oo caqliga wax ku sii jiraan kolka dhowr jeer ku shubaba uu isa soo taago isagoo leh tani ma aha mid la dhaamin karo oo hoostay ka dalooshaa. Read more »
February 12th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
OPINION
Riyaale, Madaxweyna ku xigeenka, iyo Cawilba way la jaanqaadi karaan Somalia, waayo sadexda ninba waxay ka soo jeedeen dhanka kale markii aynu ku jirney halknkii ay Somaliland ka dhalatay. Hadaba yay shacabka Somaliland fajac iyo lama arag ku hadalkii ka soo yeedhay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Aw Ahmed Yasin in Somalidu aanay kala maarmin kalan goi karin. Read more »
February 12th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa, February 11, 2009 (Haatuf) – Sida ay sheegeen warar laga soo xigtay ilo lagu kalsoon yahay oo u dhuun-daloola labada aqal ee madaxtooyada iyo guurtida waxa muddo ilaa toddobaad gaadhaysa si xaami u socday olole ku saabsan sidii gudoomiyaha guurtida mudane Saleebaan Maxamud Aadan kursiga gudoomiye-nimo looga tuuri lahaa waxaana sida la sheegay ololaha caynkaas ah daadihinaysa xukuumadda madaxweyne Read more »
February 11th, 2009 in Press | Comments Off

“Ummaddu ma xamilayso, mana aqbalayo doorasho dib u dhacda, waayo qulqulatooyin hor leh ayeynu gelaynaa”
Guddoomiyaha KULMIYE
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo], ayaa ka digay dib-u-dhac ku yimaadda waqtigii loo qoondeeyey qabsoomidda doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka dhacdo 29-ka March 2009, taas uu xusay inay ka dhalan karto cawaaqib xumo iyo iska horimaad. Read more »
February 11th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Read more »
February 11th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
What the Vice President of Somaliland, Ahmed Yussuf Yasin, said in the Udub press conference held in Hargeisa on February 8, 2009 was both shocking and appalling and amounts to treason against Somaliland independence and international recognition. Read more »