February 11th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Togdhnews) – Madaxweyne-ku-xigeenka ku tilmaamay mid madmadow gelinaya jiritaanka iyo madaxbannaanida Somaliland, isla markaana ahaa farriin loo dirayo beesha caalamka ee ictiraafka ka sugayno. Read more »
February 11th, 2009 in Press | Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Siyaasiga ah ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi cabdi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta xisbiga ee magaalada Hargaysa, waxa uu kaga waramay halgankii loo soo galay xoriyadda Somaliland. Read more »
February 5th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa, Somaliland- Waxaa shalay la soo gabagabeyay Shir ay qabatay garabka xukuumada Daahir Rayaale oo lagu yeedhay shirweynaha 2aad xisbiga ee UDUB. Shirkaas oo furmay malintii salaasada ee bishu ahayd 3 da Feb ayaa lagu qabtay Huteel Maansoor. Read more »
February 4th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa, Somaliland( Salaasa Feb 3) - Waxaan saaka subaxdii ku kalahay huteelka Maansoor oo u ka bilaabmayay shirweyne ay soo abaabushay xukuumada madaxweyne Rayaale oo lagu magacaabay shirweynaha 2aad ee xisbiga UDUB. Read more »
February 3rd, 2009 in Press | Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org) – Laba Shir oo xisbiga UDUB ayaa maanta lagu kala qabtay Hoteelada Maansoor iyo Deeq ALLA ee magaalada Hargaysa, kadib markii xisbiga UDUB ku kala qaybsamay qaabka loo qabanayo shirka. Read more »
February 3rd, 2009 in Press | Comments Off
Anigoo filaya in dadweynaha reer Somaliland meel ay joogaanba ay kawar hayaan halka xaalada dalku manta marayso ayaa hadana aanay sina uga fursanayn in umamada wax akhrida ee dunida dacaladeeda kala joogta ay si fiican ula socdaan xaalada siyaasadeed ee dalkooda hooyo manta ku sugan yahay. Read more »
February 3rd, 2009 in Press | Comments Off
Labadii Garab ee Xisbiga UDUB ayaa labaduba shirarkoodii is habsami ah u furtay, oo ay ka socdaan magaalada Caasimada Somaliland. Garabka Xukuumada iyo Madaxweyne Rayaale ayaan loo ogolaan saxaafada madaxabanaan Read more »
February 3rd, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Dalkeena Jamhuuriyada Somaliland Waxaa lagu tirayaa dalalka dimuqraadiga ah ee nidaamka xisbiyada badan ku dhaqma. Dalka waxaa ka jira sedex xisbi oo siday u kala hor aasaasmeen kala ah xisbiga UDUB oo ugu da’ wayn oo u aasaasay 2001 ILLAAHAY naxariistee madaxweynihii hore Read more »
February 3rd, 2009 in Announcements | Comments Off
Baaq ay Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Qurbajooga Beesha Baligubadle ay kaga soo horjeedaan Shirka Udub ee ka bilamaya Magalada Hargeysa. Read more »
February 3rd, 2009 in Uncategorized | Comments Off
Xidhiidhiyaha Laamaha UDUB UK & Xafiiska Dhexe ee Hargeysa C/raxmaan Ali Ubaxle ayaa shir Jaraid qabtay shegayna in uu Qadacay Shirka UDUB Read more »