Archive for March, 2009

Saaxiib (Rayaalow) Markay 6 April Gaadho Adoo Sidayada Subbeehi Ah Bannaanka Isa Soo Taag Oo Ka Tartan”

“Berigaa annagaa u kordhinay. Gadhka iyo Gomadduu na qabtay oo wuu na baryay, laakiin haddaanu hore uga yeelnay kordhin, dib kaaga yeeli mayno.”
“Tv-ga iyo Idaacaddii Qaranku waxay u taagan yihiin waa, ninkaa umadda dhacay ee xukunka dhacay ee Dimuqraadiyaddii hilfaha u qaaday in lagu dhiso…” Read more »

Koontiinaro Lacag Xukuumaddu Soo Daabacatay ah oo Xalay Bangiga Dhexe Lagu Rogay

Hargeysa (Jam) – Afar Koontiinaradda waaweyn ah oo ay ku jirto lacag shilinka Somaliland ah oo xukuumadu soo daabacatay, ayaa xalay lagu rogay xarunta Bangiga dhexe ee Somaliland ee magaalada Hargeysa, kuwaasi oo dhinaca magaalada Berbera lagaga soo daabulay baabuurta xamuulka lagu raro. Read more »

Miisaanyada Cawil Shan Sanadood oo Kasta Uu U Soo Gudbiyo Golaha Wakiiladu Wakhti Badan Uma Baahna Ina La Iskaga Qaado Akhriskeeda !

Cali Guuleed

Cali Guuleed

Hordhac

Miisaniyadaha uu wasiir Cawil soo gudbinaayay shantii (5) sanno ee uu wasiirka aha waxa ka muuqata ina aan la isku hawlin oo saacadda u denbeysa inta tii hore la soo qaato lambarada uun la kala beddelo iyada oo aan cidna lagala tashan khaasatan wasaaradaha ay khuseeyso. Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Oo Tacsiyadaynaya

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Xaaji Axmed Mohamed Mohamoud  ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan qoyskiisa, Guddiga Fulinta Xisbiga, Golaha Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Mar Kale ku Celiyey in Aanay Aqbalayn Muddo-kordhin loo Sameeyo Xukuumadda Madaxweyne Rayaale

Hargaysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaarka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mar kale ku celiyey in aannu xisbigiisu aqbali doonin muddo-kordhin dambe oo loo sameeyo Madaxweyne Rayaale iyo Ku-xigeenkiisa, isla markaana mowqifkoodu yahay kii hore ay u sheegeen. Read more »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Hadal Dheer Ka Jeediyay Kulan Fagaareed Maanta Ka Dhacay Hargaysa

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxda sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta ka qayb galay kulan fagaareed Read more »

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi U diraya Marxuum Looshade

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa, magaca Xisbiga Kulmiye iyo ka guddida fulinta, Read more »

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiillada Oo Sheegay In Madaxwayne Riyaale Lagala Quustay Fulinta Iyo Ku Dhaqanka Distoorka

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay in Madaxwayne Riyaale lagala quustay fulinta iyo ku dhaqanka distoorka iyo shuruucda dalka. Read more »

Xildhibaan Maxamed Waabeeye Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Caado Ka Dhigatay Aflagaadooyinka Masuuliyiintii SNM

Featured News, Somaliland

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed (Waabeeye)

Hargaysa (Somaliland.org)- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye), oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay arrimaha nabad-geliyada iyo doorashooyinka soo socda. Xildhibaan Read more »

Mujaahidiintii Dalka U Soo Halgamay Miyey Ka Geyaan Maamulka Rayaale Af-lagaado Iyo Cambaareyn?” Gudd Ku-xigeenka 2-aad ee KULMIYE

Hargeysa(HWN):- Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo uu ay Wasiiro Xukuumadda Rayaale ka tirsani u jeediyeen KULMIYE, isla markaana waxa uu ku tilmaamay eedaymahaasi kuwo aan sal iyo raad-toona lahayn, hase ahaatee la doonayo in xaalad lagu abuuro. Read more »