Archive for April, 2009

Waraxaafadeed Ay Soo Wada Saareen Labada Xisbi Ee KULMIYE Iyo UCID

JAMHUURIYADA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND


XisbigaUCID       Xisbiga Kulmiye                                                                                                     








Date, April 18, 2009


Ujeeddo : WARSAXAAFADEED


Aasaaska, nuxurka iyo Tiir-dhexaadka dimuqraadiyadu waa doorasho Xor iyo Xalaal ah. nidaamka iyo qaab dhismeedka dawladeed JSL, waxaa si cad u xadidaaya Distoorka Qaranka JSL, kaasoo u kala qaybinaaya saddex hay’adood oo kala madax-banaan, isu dheelitiran, isna miisaamaya (Check and Balance). Awoodahoooda dawladeedna kala xadaysanyihiin (Separation of power). Read more »

Official: Britain Furious Over Election Delay in Somaliland

London, 16 April 2009 (Somaliland Today)- The British government has expressed strong disappointment over delay of presidential elections in Somaliland following the approval by the House of Elders for a further six-month extension to Rayale’s term of office. Read more »

Official: Britain Furious Over Election Delay in Somaliland

Main News

London, 16 April 2009 (Somaliland Today)- The British government has expressed strong disappointment over delay of presidential elections in Somaliland following the approval by the House of Elders for a further six-month extension to Rayale’s term of office. Read more »

Tuuladii Dahir Riyaalle ku barbaaray oo taageertay KULMIYE.. April 16, 2009 By: saylac Category:

Dahir rayaale ma jeclayn inuu Gadabursi uu noqdo laakiin Ilaahay baa ka dhigay ee Reer Awdaloow isha macaluusha ee QULJEED ka lulata waad aragtaan…. bariidaduna waa sadi ruux bukaanka ku nacay adoo baahan kaa tagay  doorasho kuma banaana ,

London ( Sylipre )16.Apri,2009 : -Quljeed waa hayjada uu ku soo barbaaray Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Riyoode Kaaha oo dhisantay sannadkii 1953 wakhtigaas oo Read more »

Waxaa halis ku jira sumcaddii wanaagsanayd ee Somaliland ku lahayd bulshada caalamka

. Way ku adagtahay Rayaale inuu ka qaybgalo doorasho uu arkayo inuu waayayo. Waxaanu ka doorbiday inuu cabudhiyo ciddii dalbata in doorasho la qabto.

London Inkastoo siyaasaddaha cakiran ee wakhtigan Somaliland ka jiraa ay asal ahaan salka ku hayaan arrimo isbarkan oo distoorka, hay’adaha sharci dejinta iyo fulintu ay qayb ka yihiin, haddana waxaa xaqiiq Read more »

Garmaqaate Daahir Riyaale Indho Adakaa ma Bacaadaa? By Mustafe Cabdi Cartan

OPINION

kulmiye conference Toronto/09 by xiisxarrago.

Waxaan dadweynaha Soomaaliland xasuusinayaa balanqaadyada dhalanteedka ah
Ee Daahir Riyaale ku maaweeliyo ummada Somaaliland.  Anigoon hadal toocsanayn madhaafaanka aan ka abbaaro, khudbadii uu garmaqaate Daahir Riyaale ka horjeediyey Read more »

Xisbiga Hubaysan Ee UDUB Oo Lagu Eedeeyay In Uu Colaado Sokeeye Ka Dhex Hurinayo Beelaha Somaliland

Hargaysa (Somaliland.org)- Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo waxgarad kale oo ka tirsan xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE, kana soo jeeda deegaanka koonfurta gobolka Hargaysa ayaa shir jaraa’id oo ay maanta qabteen si xoogle ugu cambaareeyay hadalo dhaawan ka soo yeedhay Salaadiin Read more »

Wednesday, April 15, 2009 “C/laahi Cirro Wax Badan Odhan-maayo Balse Waanu Wada Joognaa Hargeysa”…Muuse Biixi Cabdi Gudo

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/muse-biixi.jpg
Hargeysa(Somaliland future) Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa si ba’an u naqdiyey qaabka baahinta warbaahinta dawllada, islamarkaana waxa uu ku eedeeyey UDUB in ay u adeegsadeen qaab hore loogu isticmaalo Idaacado ka jiri jiray dalalka Ruwanda iyo Serbia. Read more »

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Hanjabada Cabdillahi Ciro

http://somalilandpress.com/Mandeeq/wp-content/themes/MandeeqPress/images/kflagx.jpg

Hargeysa, Somaliand- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta jawaab kuluul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay shalay sarkaalka sida sharci darada ku fadhiya wasaarada arimaha Gudaha Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi-Cirro),kaas oo uu sarkaalkaasi ku hanjabay KULMIYE in talaabo Sharci ah ka qaadi doonaan haddiiba ay mar dambe Read more »

War Saxafaadeed Ka Xisbiga Kulmiye Oo ku Saxeexan Yahay Xoghayaha Guud Md Keyse Xasan Cige

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND

(KULMIYE)

REF: XK/XG/0099/09

DATE: 13.4.2009

KU: Taliyaha Ciidamda Booliska JSL =Hargeysa=

OG: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL =Hargeysa= Read more »