April 14th, 2009 in Press | Comments Off

Xoghaya Guud ee Xisbiga KULMIYE
Mudane Keyse Xasan Cige
Hargaysa(Togdhnews)-Xisbiga Mucaaridka ee Kulmiye ayaa si weyn ugu cambaareeyay xukuumada Xadhiga sharcidarada ah ee lagu xadhidhayo
Madaxdhaqameedyada iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye,kuwaasoo ay ka dambeeyaan masuuliyiinta dawladu. Read more »
April 14th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Soomaliland.Org) Waxa saaka xabsiga loo taxaabay Suldaan Saleebaan Boqor Cusmaan Xasan, oo ahaa suldaankii kaliya ee maalintii shalay ka hadlay fagaarahii isu soo baxay taageerayaasha xisbiga KULMIYE. Read more »
April 14th, 2009 in Press | Comments Off
’Wixii Waddanka kadhaca wadanka Waxaa kamasuul ah 42kaa Guurtida ee Yidhi Riyaale Adaa Madaxweyna ah oo annaga ayaa kaadhignay’ Xasan Cali Weyd.
‘Xukumadani Waa Gows Maal ee Maha Xukun Doon’ Suldaan Yuusuf Suldaan Cali Cilmi.
‘Dhamaan Caalamku Waxay isha kuhayaan Habdhaqanka Madaxweyne Riyaale’ Xoghaya Arrimaha Dabada Xisbiga KULMIYE Maxamed Cabdillahi. Read more »
April 13th, 2009 in Press | Comments Off

Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad dheer oo xiiso badan u jeediyay kumanaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE ah oo maanta isu soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargaysa. Read more »
April 13th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Waxa aan doonaya inaan u jawaabo wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Md. Axmed Maxamed Filanwaa oo dhowaan sheegay in uu soo xidhayo Gaboose, been uu sheegay ka dib, hadaba waxa aan weydiin lahaa wasiir-ku xigeenka, waaba caddaan inuu Dr Gaboose joogay kulankaa uu la qaatay madaxda ciidamada, wixii ay ku Read more »
April 13th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Word of the day: “Time to plant the seeds for a new 21st century leadership model for Somaliland, in the post colonial failed/collapsed state era”
“If you want to lead, you first need to start with yourself by showing self discipline and self control”. Harry Truman
“The governing should have the consent of the governed”. Thomas Jefferson-President
“Those who cannot remember the past are condemned to repeat it”. Philosopher George Santayana. Read more »
April 13th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Indhihii Caafimaad qabaa way arkayaan waxqabadka Taliyihii qaybta booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamuud Guutaale
Masuul kasta oo meel soo maraa, waxaa lagu xasuustaa wax qabadkiisa, uu ka geysto dhinacyada kala gedisan ee horumarka xilkaa hawlaha ku xidhan, hadaba akhristoow Read more »
April 13th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Wasiir ku xigeenka gaashandiga wakhtigiisii galbaday ee lagu magacaabo, Filanwaa, ayey af kala qaad ku noqotay siyaaraddii ay dhawaan xisbiga Kulmiye ku tagaan xerada guud ee ciidamadda qalabka sida ee Soomaaliland. Socdaalkaas oo ay gudoomiyaha ay ku wehelinayeen xubno door ah, kana mid ahaayeen Dr. Gaboose, oo si wanaagsan, uu ugu soo dhaweeyey taliyaha Read more »
April 13th, 2009 in Uncategorized | Comments Off

Hargeysa (Gargaar) 13,04.09 Ilaa imika waxaa ka socda banaanbax weyn oo xaafiska Kulmie ee Hargeysa dadweynahu isagu yimid iyagoo degmooyinka Hargeysa dhammaan ka soo baqoolay subaxnimadii. Wey ku fashilmeyn boliska oo isku dayey inay dariiqyada iska hortaagaan dadweynaha soo qulqulaayey. Booliiska oo uu Read more »
April 12th, 2009 in Press | Comments Off
Xoghaye; Marka Hore Dhegahaaga iyo Afkaagu ha Is-maqlaan!
Masuuliyiinta xukuumadda iyo xisbul-xaakimka talada haya ee UDUB, ayaa baryahan dambe waxa soo shaac-baxayey in qaarkood ka gubtaan hadallo xajiin huwan, isla markaana aanay ka fiirsan oo afkooda ka soo baxa, kuwaas oo iyaga laftoodu marka dambe is-beeniya ammase isla soo taaga dafiraad cad, isla markaana ka siman in ku andacoodaan oo ku meeraystaan sidaa uma jeedin iyo hadalkayga waa la qalloociyey, iyagoo Read more »