Archive for April, 2009

Somaliland: Police Storms Offices of Opposition Party In Burao

11 April 2009 | News

Bookmark and Share

BURAO (Somaliland Globe) — The Somaliland police have stormed the offices of KULMIYE, the main opposition party in Somaliland today.  As the police raided the office a number of journalists from the independent media have been gathered there for a press conference organized the by the party. Read more »

Dawaarle Lagu Arkay Isaga Oo Tolaya Calankii Somalia Ee Bluuga Ahaa Oo Guulwadaha Togdheer Uu Lacag Ku Siiyay Sii Shacabka Loogu Mijra Habaabiyo Kulmiye Ka Dambeeyay Iyo Xafiiskii Kulmiye Ee Burco Oo Boliis Weeraray

http://www.radiohormuud.dk/images/news/badhasaabka%20cusub%5B1%5D.1.JPG

Burco- Togdheer , Waxaa  maalintii shalay fashilmay shirqool uu ka dambeeyay badhasaabka gobolka Togdheer Xasan Cabdillahi Biin isaga lacag ku bixiyay in dukaan ka mid ah ku dawaarka tola  ee magaalada Burco ay u tolaan calamo badan oo ah kuwii bluuga ahaa ee Somalia Read more »

Somaliland Needs Reconciliation And Sensible/New Date of Presidential Elections.

The present political climate in Riyales’ Government, in which opposition parties are not able to operate freely and safely, is in no way conducive to the holding of free, fair, and credible Presidential elections scheduled first on March 2009 or the new date of the Somaliland Commission has declared to be on May 31, 2009. The primary obstacle is neither Read more »

Haddii Gud: UDUB uu xabbad ka dul rido Gud: KULMIYE xeer maxaa innooga yaalla??


See full size image

Sayid M. Yuusuf

Intii ka danbaysay 06/04/2009 dad badani uma aqoonsana Daahir Rayaale madaxweyne ee waxa shaki ku jiraa in loo aqoonsanyahay guddoomiyaha UDUB. Xeerka dalka u yaalla qofna kama weyna ee waa loo simanyahay. Dhibka taaganina ma aha hebel baa madaxweyne doonaya ee waa xeerkii oo dhulka la jiidayo, waa sharaftii dalka oo la Read more »

Eheladii Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyada Somaliland Marxuum Cigaal Oo hogaamiyaha UDUB ka Dalbaday Inuu Cambaareeyo Eryada Ka Soo Yeedhaya Xoghayaha Guud Ee UDUB

Hargeysa- Somaliland. Cali Maxamed Da’uud Cigal oo ku hadlaya magaca eheladii marxuum Maxamed Ibrahin Cigaal ayaa hogaamiyaha UDUB Dahir Riyaaale Kahin ka dalbaday in uu cambaareeyo si deg deg ahna uga soo jawaabo eryadii  Read more »

Dr. Gaboose Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Kulamo Goonigooni Ah Oo Dhexmaray Taliyayaasha Ciidamada Qaranka, Booliska Iyo KULMIYe


http://www.dhambaalnews.com/thumbs/Dr%20Gaboose1.jpg

Hadhwanaagnews Hargeysa(HWN):- Guddoomiyihii Urur-siyaasadeedkii Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo wakhtigan ka tirsan Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa markii ugu horeysay daaha ka rogay waxyaabihii ay ka wadahadleen Taliyayaasha Ciidamada Qaranka iyo Booliska Somaliland oo ay Salaasadii Kulamo gooni-gooni ah kula yeesheen Xarumohooda Hargeysa, isla markaana Dr. Gaboose waxa uu sheegay, in ay Taliyayaasha go’aan ku wada-gaadheen inay si midaysan uga Read more »

Dhexdhexaadnimadii Commisionka dooroshooyinka Somaliland oo si rasmi ah u fashilmay.

Iyadoo dadweynaha reer Somaliland ay si fiican uga war hayeen karti darada iyo daacad darada commsion ku sheega doorashooyinka Somaliland u qaabilsanaa , ayaa hadana marba marka ka danbaysay waxa isasoo tarayey soo shaacbixida arinkaas oo runtii dadka  qaarkood aanay sidaas u fahansanayn. Bal u fiirsada ilaa iyo markii la, aas aasay commisionka waxay marayaan sadex gudoomiye, oo mid waliba khilaafka iyaga dhexdooda ka aloosmay iyo Read more »

Xubin Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Ee G/Awdal Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Siyaasi Reer Boorama Ahi

by lug in News

abshir.JPGBorama-(Lug)-Xubin ka tirsan  xisbiga KULMIYE ee G/Awdal ayaa si kulul u weerarary hadal uu shalay saxaafadda siiyey  Xubin ka tirsanaa golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE,
lana yidhaa Maxamed Jaamac Abgaal isagoo sida la sheegay  Maxamed Jaamac abgaal  KULMIYE    uga baxay  wadaa tashi la’aan, isagoo dhinaca kalena lagasoo xigtay siyaasigaasi inuu xisbiga UDUB ku  sheegay inuu wadatashi ku shaqeeyo. Read more »

Guurti ‘ s nepotism and Mr. Rayaale’s apathy

Somaliland is in the midst of seeking qualified leader with a transparent political roadmap, not squabble and child-like wrangling leader “

It’s dismaying and disappointing to observe the naked political partisanship of the upper house of Somaliland parliament (Golaha Guurti) and their current infamous Read more »

A Reality Check on Rayaale’s Somaliland By A. Du’ale Sii’arag

A Reality Check on Rayaale’s Somaliland

By A. Du’ale Sii’arag

The darkness drops again; but now I know
Those twenty centuries of stony sleep
Were vexed to nightmare by a rocking cradle,
And what rough beast, its hour comes round at last,
Slouches towards Bethlehem to be born?
The Second Coming. By W. B. Yeats Read more »