April 9th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Jam)- Ciidamo ka tirsan booliska ayaa xalay hadidaad iyo hanjabaad kula kacay masuuliyiinta xafiiska xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ku leeyahay degmada 26 June ee magaalada Hargeysa, iyaga oo amar ku bixiyey in ay xafiiska albaabada u xidhaan. Read more »
April 9th, 2009 in Press | Comments Off

Ceerigaabo,
April 9, 2009 (Haatuf) – Isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayo
mawqifka xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa shalay lagu qabtay
xarunta uu xisbigaasi ku leeyahay magaalada Ceerigaabo, taas oo ay ka
soo qayb galeen Masuuliyiinta, Madaxda iyo taageerayaasha xisbiga ee
Ceerigaabo ayaa waxa si adag loogu taageeray Mawqifka ay iska taageen
Madaxda sarsare ee Xisbiga Kulmiye muddo kordhinta guurtida ee Maamulka
Rayaale iyo siyaasada xukuumadda. Read more »
April 9th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa(Somamlilandfuture) Xukuumada waqtigii sharciga ahaa ee golaha guurtidu u kordhisay ka dhamaaday 6-dii bishan April ee sanadkan ayaa la sheegay inay wado qorshe ay ku doonayso inay ku weerarto xarunta dhexe ee xisbiga Kulmie ee caasimada Hargeysa. Read more »
April 8th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Jam)- Xoghayaha Guud ee xisbiga talada haya ee UDUB Mr. Jaamac Yaasiin, ayaa madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal ku eedeeyey inuu masuul ka ahaa dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay sannadihii sagaashanaadkii, kuwaas oo sababay khasaare badan oo naf iyo maalba lahaa, isla markaana dad aad u fara badani ka qaxeen guryahoodii iyo hantidii ay lahaayeen. Read more »
April 8th, 2009 in Press | Comments Off

(Hashim Goth Warkamaanata) Boorama, 07 Apr.09
“Ciidamada Booliska ee Jooga Kaantaroolka laga soo galo magaalada Boorama ee dhanka Hargaysa ayaa cagajuglayn iyo hatidaad nagu sameeyay, waxaanay nagu noqotay argagax iyo fajac,” sidaas waxa saxaafada u sheegtay Raxma X.Muxumed Suldaan oo ah xaaska musharaxa m/xigeenka ee KULMIYE. Read more »
April 8th, 2009 in Press | Comments Off

We, KULMIYE, the main opposition party in Somaliland, are concerned about the current political situation in Somaliland and make the following statement.
We condemn the government’s crack down on hundreds of our supporters who marched peacefully in Hargeisa Read more »
April 8th, 2009 in Press | Comments Off

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
KULMIYE
Date: 08/04/2009
Warsaxaafadeed
Shir deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen Guddiga Fullinta ee Xisbiga KULMIYE oo uu Guddoominayey Guddoomiyaha Xisbiga Md. Axmed Maxamed Siilaanyo oo lagaga wada Read more »
April 8th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

“Walaa to deecoo amral mustrifeen alatheena ufsidoona fil ardi wala uslixoon-Al shucaraa”
Baaq bad baadu wadan!
“Walaa to deecoo amral mustrifeen alatheena ufsidoona fil ardi wala uslixoon-Al shucaraa”
( sadaqallaho al catheem.) haraacina Riyaake iyo Cawil. Wadanka hooyo badbadiya!
Ururka korkuxusogan waxuu ugu baaqaya umada Read more »
April 7th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
The theme of the day is change. president Rayaale do the right thing and voluntarily leave office when your time expires. Kulmiye is for peaceful transition of power. They are for democracy, the rule of law, and they following Somaliland’s constitution. Kulimye emerged as a powerful, peaceful and responsible national party. Somalilanders Read more »
April 7th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off


Marka ay adkaatee
Arimuhu cuslaadaan
Waa kuwaa ordaayee
aqalkiisa tegayee
Talinaaya Eexee
Amakaagu yaab lehe
UCID ma Ina UDUB baa? Read more »