Archive for May, 2009

Xuskii 27ka Iyo 31ka May Oo Iskuduubni Laga Xusay Magaalada Hargeysa(Daawo Sawirada)

Hargeysa (Somaliland.org)- Munaasibad lagu xusayay 21-sanno guurada ka soo wareegtay gudo-galkii Jabhaddii SNM ee Magaalooyinka waawayn ee Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay Hutel Imperial ee Magaalada Hargeysa. Read more »

“Waxa Naxdin Ah In Madaxtooyada Tuhun Galo,Dumarku Lacagtii Laga Dhacay Halkaa Ku Sheegaan” Md Muuse Biixi Cabdi

http://farm3.static.flickr.com/2064/2376932415_47ab2cbc30_m.jpg Hargeysa – “Sida Dhaqankeenu yahay, Hablaha iyo Sodohuhu markay arrini dhacdo qaylada ayay lahaan jireen, Raguna wuu gurman jiray…” Sidaa waxa yidhi Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE oo ka hadlay eedaynta Haween ka mid ah kuwii lacagaha lagaga dhacay Mashruucii Fadhi-ku-macaash ay qoyska Madaxtooyada ugu Read more »

Xildhibaan Nacnac Oo Mar Kale Baaq Qaadh Loogu Uruurinayo Hooyo Ardo Diiriye Oo Ah Hooyadii Dhashay Mujaahid Lixe Ku Baaqay.

hadhwanaag 2009-05-26 (Hadhwanaagnews) Ardo Diirye Magan,waa hooyo abaal wayn ku leh qof kasta oo bulshada ka mid ah, waa hooyo qiimayn iyo qadarin ka mudan mushtamaca, hadana waa hooyo la iloobay, waa hooyo la gaasiray, waa hooyo ku tabaalaysan Hargeysa dhexdheeda iyada oo aan mutaysan. Read more »

Gabadh uu Dhalay Mujaahid Maxamed/cali oo si Weyn Burco Loogu soo Dhaweeyey

Xusuusta khudbaddii ugu dambaysay ee Muj.Maxamed Cali u jeediyay jabhaddii SNM

Burco (Jam)- Gabadh uu dhalay mujaahidkii weynaa Allaah ha u naxariistee Maxamed Cali oo ku shahiiday halgankii Read more »

Burco oo Si weyn loogu xusay Gudagalkii SNM ee 27 May

http://farm4.static.flickr.com/3106/2528997380_7f657a425e_m.jpg

Burco(Somaliland.org)-Munaasibad lagu xusaayo 21 Sano guuradii ka soo wareegtay gudagalkii Ururkii SNM ee magaalada Burco 1988 ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha khayriyada ee magaaladaasi. Read more »

WARSAXAAFADEED

Dastuurka Qaranka JSL wuxuu si tafatiran oon mugdi ku jirin u tilmaamaya madax banaanida Saxaafadda (Warbaahinta) Somaliland (Independence of Media) sida uu qeexaayo Qodobka 32aad, faqradiisa 3aad. Read more »

Sool:Ciidamo Millatariya oo Lagu Xidh-xidhay Dhagaysiga Idaacada Radio Horyaal

See full size image

Waxaanu ku eexaysanaana waxa weeye waa idaacada kaliya ee afka somaliland ku hadasha ee aanu si joogto ah u dhagaysano ee nasoo gaadhaba, awal hore waxaanu dhagaysan jirnay Radio Gaalkacyo Iyo Idaacado ku hadla Afka Maamulka Puntland”
Mid ka mid ah Ciidamada Qalabka Sida Read more »

DALJIRE: Khudbadaay qofba si kuu maqal


A.Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna  inta Read more »

Xoghayaha Guud Ee Xisbig UDUB Oo Cadaystay In XisbigaUDUB U Taaganyahay Midnimadii Somalaiya

ALLabaday- Xoghayaha xisbiga Udub Jamac Yasiin Faarax (Jug Soo Dhacay) ayaa aakhiirkii cadaystay in xisbigoodu u taaganyahay midnimadii Somaliya.   Hadalkaas ayaa mr jug soo dhacay ka jeediyay ALLAYbaday xaflad dumar laga Read more »

18 ka May,Magaalada Toronto Iyo Jaliyada Reer Somaliland ( Daawo Sawirida)

Magalada Toronto ayaa xaflkad aad u heer saraysa waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyada Somaliland Toronto ee Canada, faladaas oo lagu qabtay bariga magaalada Torontoto ayaa waxaa ka soo qayb galay tiro kor u dhaaftay kun qof oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Toronto iyo magaalooyinka ku xeeran. Read more »