May 19th, 2009 in Press | Comments Off
London, UK- Jaaliyadaha reer Somaliland ee duinda dacaladeedau Waxay si weyn uga dabbaal degeen dalal fara badan hadaba halkan waxaad ka daawataa dabbaal degii ka dhacay magaalada London ee dalka Ingriiska. Read more »
May 19th, 2009 in Press | Comments Off
Sabti 16 may. Waxaa si aad baalaadhan oon hore loo arag looga dabaaldegay 18 guurada madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland magaala madaxda dalka Finland ee Helsinki, laguna qabtay masrax( theatre) ku yaal vuosaari. Read more »
May 19th, 2009 in Press | Comments Off
Waxa habeenimadi xalay oo ay Tarikhdu ay ahayd 16 -May-2009 ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad uu baladhan oo lagu xusayey maalinti ay Somaliland kala soo noqotay madax banaanideeda dalki la isku odhani jiray Somalia oo ku beegneyd 18 May 1991 taasi oo caleenkii uu horeysay, laga tagay magaalo Read more »
May 19th, 2009 in Press | Comments Off
Johannesburg, Xaflad si heersare ey usooqabaqaabiyeen Jaaliyadda & Ururka Dhalinyaradda ee R.Somaliland ee K/Africa ayaa laguqabtey magaaloweynta Johannesburg 16ka May 2009. Waxaa xaflada kasooqeybgaley martisharaf ey kamidyihiin Prof. Iqbal Jhazbay , Read more »
May 19th, 2009 in Press | Comments Off
“Weligay waxaan Madaxweyne Riyaale ku ictiraafi jiray waxaan is-odhan jiray waa ka daacad in dalkan la ictiraafo, laakiin afkiisa iyo uurkiisu isma laha..” Faysal Cali Waraabe
“Maamulka Taladaa hayaa Wuxuu maalintii qaranimada Somaliland ka dhigay maalin UDUB” Cabdiraxmaan Saylici
Read more »
May 19th, 2009 in Press | Comments Off
Daladda Midawga Suxufiyiinta Somaliland ee USJ, ayaa si kulul u cambaaraysay falkii foosha xumaa ee ka baxsanaa dhaqanka iyo anshaxa suuban ee uu Afhayeenka madaxtooyadu kula kacay suxufiyadda Muuna Casayr oo ah weriye ka tirsan telefishanka SLSC iyo idaacada madaxa bannaan ee Radio Horyaal, iyada oo ka qaybgalaysay xuskii loo sameeyey dabaal degii 18 May ee lagu qabtay fagaaraha beerta xoriyada. Read more »
May 17th, 2009 in Press | Comments Off

Waxaa Xalay oo Sabti ah kadhacay magaalada London Galbeedkeda Shirbaladhan oo ay kasoo qaybgaleen Jaliyadda Somaliland ee kudhaqan waddankan Ingriiska, Shirkan Waxaa wadajir u qaban qaabiyay, jamciyadda kulmisa ururada Somaliland ee Yurub (SSE), ururuka mideeya Jimciyadaha Somnaliland ee UK (SSUK) ururka bulshada Somaliland ee galbeedka London iyo ururu kale oo badan. Read more »
May 16th, 2009 in Press | Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Siweyn Loogu Soo Dhaweeyay London, Muxuuse Daran yahay Socdaalkiisu.
Waxaan Lakulmi Doona Bulsha weynta Somaliland ee Qurbajooga annigoo kala hadli doona meelo fagarayaal ah: Read more »
May 12th, 2009 in Announcements | Comments Off

Xisbiga KULMIYE Xisbiga UCID
Jamhuuriyada Somaliland
War Saxaafadeed
Qaabka qarannimada iyo hannaanka dawladnimo ee JSL, waxa aasaas u ah Dastuurka Qaranka. Tiir dhexaadka diimoqraadiyaduna waa wada tashi iyo talo wadaag in lagu maamulo arrimaha dawladeed, isla markaana lagu maareeyo khilaafaadka ka dhex dhasha hay’adaha siyaasadeed iyo sharci-dejineed ee dawladda. Khilaafaadka Read more »
May 3rd, 2009 in Press | Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax ayaa ku eedeeyay maamulka wakhtigiisu dhamaaday ee Daahir Riyaale in uu wado dacaayado iyo borobagaande lagu kala qaybinayo oo la Read more »