Archive for May, 2009

YUSUF BUDLE OO LAGU QASBAY IN UU BEENIYO WAR JIRA Beenta lagu wado shicibka Somaliland iyo meesha loo wado.

http://harowo.com/wp-content/uploads/2009/03/budle-iyo-abdi-aar.jpg

Waxa hubaal ah in ay wasiirada xukuumadda Somaliland ay u kala dhuuntaan madaxda dawladda Sh. Shariif iyo weliba kuwii kahoreeyayba. Waxa mar aan dhawaan tegay magaaladda Djibouiti aan kula kulmay qaar ka mid ah wasiirada xukuumadda S/land oo si diciifnimo ah amaba dabo joog ah u daba wareegaya qaar ka mid ah Read more »

Fadeexad: Gudoomyihii Xisbiga UDUB Oo Daahfuray Mu’aamaradaha Heshiis Qarsoodiya Oo Xukuumada S/land La Waday Dawlada Somalia

Sheikh Shariifka Iyo Gudooyiha Xisbiga UDUB ee North America
Waxaan Salaamay saxaafada Somaliland , halkan waxaan ku soo bandhigayaa runta xaqiiqada runta ah iyo waxa ka jira wadahadlada Xukuumada S/land iyo dawalada ku meelgaadhka ah ee madaxda ka yahay Shekh Sharif Sheekh Axmed. Read more »