Archive for June, 2009

Hargeysa: Xisbiga Kulmiye oo deeq Kubbado ah ku wareejiyay Kooxo Ciyaartoy ah

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/39/40/e0/df49a631df1fbc8277e6d226da6aa8b9ba10fd1e/580x435/Kulmiye-oo-Kubbado-qaybiyay--3-_580x435.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa Deeq Kubado ah ku wareejiyay Urur lagu magacaabo HYDA, kaas oo isna u qaybiyay Kooxaha Kubadda Cagta ee ka dhisan Xaafadda Jigjiga yar ee Magaalada Hargeysa. Read more »

Mayor of Tower Hamlets Presents Honorary Plaque to Ahmed Siilanyo (Daawo Sawirada)

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/39/31/04/dd2d2b879acdfe9bf5f5056152de2a15ac113d00/580x435/S6000507_580x435.jpgThe KULMIYE party chairman, Ahmed Mohammed Mohamoud Silanyo, on Monday attended a dinner banquet hosted in his honour in which he was presented with honorary plaque by Ahmed Omer, mayor of the London Borough of Tower Hamlets. Read more »

Safiirka Ingiriiska ee Itoobiya oo ka Digay Dib-u-dhac Mar Afraad ku Yimaad Doorashooyinka Somaliland

Danjire Norman Link oo ishaaray horumar laga sameeyey wadahadalladii uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Somaliland

“Waxa muhiim ah in la ogaado inaanay habboonayn mar afraad dib-u-dhac ku yimaad doorashooyinka Somaliland” Read more »

Daljire Kala war la’aa….

http://www.oodweynenews.com/own/pictures/1885.jpg

DALJIRE

Kala war la’aa

By A. Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee Read more »

Qalaawaha beenta UDUB

Maansadan waxaa la yidhaahaa Qalaawada beenta UDUB waxay soo baxday June 20, 2009 Waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Qoorubaxay, Maansadani waxay si kooban u taataabanaysaa lugooyada iyo dhibaatada Maamulka daahir Riyaale Somaliland baday dhinac kasta oo ay tahay. Read more »

Shir Balaadhan Oo Maanta Oo Sabti Ah Lagu Soo Dhaweeyay Gudoomiye Siilaanyo Magaalada Birmingham ( Daawo Sawirada)

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/37/48/6d/687b1a2e16b6125d3c8678016924cfc63bfa4e2a/580x435/DSC-0201-JPG-Thumbnail1_580x435.jpgBirmingham-  Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa shalay booqasho ku yimid magaalada Birmingham isaga oo ka soo kictimay magalada London. Md Siilaanyo ayay ujeedada socodkiisu Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah KULMIYE Oo Ka Dhoofay Magaalada Oslo, Una Sii Jeeda Cariga Ingiriiska.

http://farm4.static.flickr.com/3004/2454145656_80b4a01bd5.jpg Oslo, Norway :-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa caawa ka ambabaxay Magaalada Oslo ee Dalka Norwey,isaga oo u sii jeeda dalka Ingiriiska,kadib markii uu dhameystay socdaal shaqo oo qaatay muudo afar cisho ah oo uu halkaasi ku sugnaa. Read more »

Xisbiyada Mucaaradka oo Dareeno Shaki leh ka Muujiyey Hadal ka Soo Yeedhay Wasiir Warancadde

Hargeysa (Jam)- Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo KULMIYE, ayaa dareen shaki leh ka muujiyey hadal ka soo yeedhay Wasiirka Duulista Hawada iyo Cirka Cali Maxamed Warancadde, kaas oo uu shacabka ugu baaqay inay shacabka Jabuuti kaga daydaan oo dastuurka loo furo Madaxweyne Rayaale si uu xilka u sii hayo. Read more »

“Xukuummada Rayaale iyo Somaliland Way Kala war La’yihiin,Hadalka Rayaalena Waxa Ka Muuqata Aqoon-darro Kibir Xanbaarsan”Darawal

(C/laahi Xuseen Iimaan Darawal)

Hadhwanaag 2009-06-15 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)-Wasiirkii hore wasaarada Caafimaadka Somaliland C/laahi Xuseen Iimaan Darawa ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Rayaale inaanu kala garanayn in isaga iyo sadex wasiir oo hore oo qaadacay habkii uu u dhacay Shirweynihii Xisbiga UDUB ee musharaxnimada Madaxweynanimo loogu doortay Daahir Rayaale inay ka baxeen Shirkaa iyo inay Xisbiga ka baxeen. Read more »

Kulankii Axmed M. Siilaanyo: “Waxaan Xusuustay Xaaladdii Adkayd & Xanuunkii Berigii 1988kii”

Qoraa:Sayid Maxamed Yuusuf(Stockholm/Sweden)

Waxa laga joogaa 21 sannaddood markii heshiisku dhexmaray Maxamed Siyaad Barre iyo Mingistu Xayle oo kala hoggaamin jiray xukuumado kelitalis ahaa oo ka dhisnaa Jamhuuriyaddii Somaliya iyo Itoobiya. Heshiiskaasi markii uu dhacay waxa aan joogay magaalada Read more »