June 16th, 2009 in Press | Comments Off

Oslo- Norway-Jaaliyada reer Soamaliland ayaa si heer sare u soo dhawaysay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye wafdigii uu hogaaminayay. Kulankaas oo si qurux badan loo soo agaasimay ugu horayn waxa ka hadalay gudoomiyaha jaaliyadda Somaliland ee Norwa Md Xuseen Adan Cadib oo ku soo dhawayeeya gudoomiye salaanyo Micrphone ka, kana hadalay halgankii dheera xornimada Somaliland ee u gudoomiyuhu ka soo qayb qaatay iyo inuu yahay Read more »
June 15th, 2009 in Press | Comments Off

Hadhwanaag 2009-06-15 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)-Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID ayaa sheegay gebi ahaanba inay burbureen wada hadaladii baryahanba u dhaxeeyey iyaga iyo Xukuummada,isla markaana ku eedeeyey Xukuumadda inay diiday fulinta shuruudihii iyo talooyinka deeqbixiyayaashu u soo jeediyeen Read more »
June 15th, 2009 in Press | Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Si Aan Loo Kala Hadhin Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Oslo Read more »
June 14th, 2009 in Press | Comments Off
Gudoomiyaha xxisbiga Kulmiye mudane Axmed Siilaanyo ayaa si heer sare ah ay u soo dhaweeyeen jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden. Mudane Axmed Siilaanyo oo ay weheliyaan xohayaha arimaha dibada ee xisbiga Kulmiye md Maxamed Cabdillahi Cumar iyo marwada gudoomiyaha Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde ayaa martiqaad ka helay dawlada dalka Sweden halkaas oo gudoomiyaha lagu soo marti qaaday inuu khudbad ka jeediyo baarlamaka dalkaas.

Read more »
June 14th, 2009 in English, Press | Comments Off
Stockholm- Xaflad balaadhan oo ay soo agaasimeen Jaaliyadaha Reer Somaliland iyo Xisbiga KULMIYE ee Sweden ayaa lagu qabtay Magaalada caasimada u ah Wadanka Sweden ee Stocholm. Read more »
June 13th, 2009 in Press | Comments Off

Stockhom (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay khudbad ka hor jeediyay fadhi uu lahaa Baarlamaanka dalka Sweden. Guddoomiyaha oo uu kulanka uu kaga qaybgalay Baarlamaanka dalkaas ku wehelinayay Xoghayaha Arrimaha Dibadda KULMIYE Read more »
June 13th, 2009 in Press | Comments Off

Gudoomiyaha KULMIYE Oo shalay Ka hadlay Shir lagu qabtay Xarunta Baarlamaanka Sweden Read more »
June 9th, 2009 in Announcements | Comments Off

Marti qaad FURAN OO BARLAMANKA SWEDEN AH. WAA OLOLE Aqoonsi AH OO UU WADO XISBIGA KULMIYE. Read more »
June 9th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org)- Akhristayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa taariikh-nololeedkii Marxuum Cabdilaahi Oomaar Cawaale oo ka mid ahaa Odayaasha waawayn ee reer Somaliland, islamarkaana lagu aasay Hargeysa. Read more »
June 9th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org)-Allaha u naxariistee Marxuum Cabdilaahi Oomaar Cawaale oo ka mid ahaa Odayaasha waawayn ee Soomaaliyeed, isla markaana aadka looga yaqaano Saaxadda Siyaasadda iyo Ganacsiga Somaliland iyo guud ahaan Caalamka ee sanadihii Read more »