June 8th, 2009 in Press | Comments Off
“INNAA LILAA WA INNAA ILLAYHI RAAJACUUN”
Waxaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta ILAAHAY naxariistii janada Fardowsa ha ka waraabiyee marxuum Cabdillahi Oomaar Cawaale. Read more »
June 8th, 2009 in Press | Comments Off
‘Maalintii Max’ed Ibraahim Cigaal joogay ayay Somaliland Ictiraaf uga dhaweyd maanta oo Daahir Riyaale wadanka madaxweyne ka yahay’ – Axmed Max’ed Max’ud Silanyo. Read more »
June 7th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org)-Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, ayaa naqdiyay, isla markaana dhaliilay Shir ay Qaramada Midoobay u qabanayso Saraakiishii Milatari ee Dawladdii hore ee Soomaaliya. Waxaanay ku tilmaameen dib-u-ururintaas mid meel ka dhac ku ah shacabka Somaliland, kana baxsan arrimmaha Xuquuqda Read more »
June 7th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org)- Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee degmada Allaybaday, ayaa shalay isu-soo-bax dhoola-tus ah oo aad looga qaybqaatay ka sameeyay degmadaas. Read more »
June 5th, 2009 in Announcements | Comments Off
Ogaysis
Waqooyiga Maraykan Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye,
Waxay si sharaf leh idinku soo dhawaynayaan shirka telelefoonka lagu wadaago oo u marti ku yahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna murashaxa xisbiga Kulmiye ee tartanka madaxweynenimada md Axmed Maxamed Read more »
June 5th, 2009 in Press | Comments Off
hadhwanaag 2009-06-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa rasaaseeyey dad isugu soo baxay Mudaharaad balaadhan oo ay kaga cabanayaan biyo la’aa ba’an oo soo food saartay Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa oo ilaa imikan socda, lana sheegay inuu u sii fidayo Xaafadaha kale ee Magaalada Hargeysa. Read more »
June 4th, 2009 in Press | Comments Off
Burco(Somaliland.ORG) – Qudbad la Filaayay in uu Daahir Rayaale Kaahin Maanta ka jeediyo Fagaaraha Khayriyada ee Magaalada Burco ayaa gabi ahaanteedba Baaqatay, Kadib markii ay khayriyada Magaaladaasi Burco Saaka aroornimadii hore qabsadeen kooxo dhalinyaro gadoodsan oo u muuqaday in ay ka soo horjeedaan socdaalka Rayaale ee Xiligani uu ku Yimid Gobolka Togdheer Read more »
June 2nd, 2009 in Announcements | Comments Off

Gudoomiyaha Xisbiga siyaasiga ah ee KULMIYE Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa Amina weris iyo xoghayaha Arimaha debeda Dr Mohamed Cabdilaahi Cumar ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah ku iman doona wadanka Sweden. Gudoomiyaha iyo waftiga uu hogaaminayo oo casuumad ka helay xisbiga Read more »
June 1st, 2009 in Press | Comments Off

“Hoggaamiye Ahaan iyo Siyaasi Ahaanba Waligey Dagaal Dadkayga Iyo Dalkaygaba Uma qudheen”
“Waxaa Jira Dawlado Afrika iyo Caalamka Ka mida Oo Iskaba Daayay Doorashooyinkii; Reer Galbeedkana La-dagaalanka Alqaacida Taageero kaga Doona”. – Axmed Read more »