Archive for July, 2009

Warsaxaafadeed wada-jir uga soo baxay Xisbiyada Mucaaradka ah

Hargeysa (Somaliland.Org)- Axsaabta Mucaaradka Somaliland ee UCID iyo KULMIYE ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay aqbaleen Natiijada uu soo saaray Agabka kala-shaandhaynta dadka Isdiiwaangeliyay. Read more »

Xog. Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr Maxamed C. Cumar, oo maanta dawladda Maraykanka la kulmay

http://www.somaliland.org/images/b/2007/12/mohamed-omar.jpg

Somaliland.Org (Washington DC) Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan Capitol Hill ee magaalada Washington, oo uu ku tagay booqasho rasmi ah ka dib markii uu martiqaad ka helay dawladda Maraykanka si loola yeesho la tashi ku saabsan arrimaha Somaliland. Read more »

The Bodies Of The Somaliland Family Were Found Dead In The Stairwell.

emergency services added the bodies were found in the block’s staircases, Stockholm Police dismissed reports the victims died trapped in the building’s lift.

The scene of a fire is seen in Rinkeby, western Stockholm.

The Swedish police say a Somaliland woman and five of her daughters died following a fire in their apartment in the Swedish capital of Stockholm. Read more »

KULMIYE Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Si Dhakhso Ah U Siidayso Wariyayaasha Horyaal, X.UDUB-na Ku Eedeeyay Qorshe Dib-u-dhac Ku Ah Doorashada

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3e/41/9d/8dd71774733e73a9ec72a8e7d91ebb1e12ae646c/580x435/GEDC4837_580x435.jpgHargeysa(HWN):- Hogaanka Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa mar kale si adag uga hadlay xadhiga Wariyayaasha Idaacadda Radio Horyaal oo muddo laba todobaad ka badan u xidhan Xukuumadda Somaliland oo ku eedaysay tabinta waxay ugu yeedhay warar kiciyay xiisad colaadeed ee Deegaanka Ceelbardaale dhawaan ku dhexmartay laba Beelood. Isla markaana waxay Read more »

Five Daughers And A Mother From Somaliland Background Died In Sweden Apartment Fire

Fire Kills Six Children in Sweden Capital Stockholm: Fire Kills Six Children in Sweden Capital Stockholm

A Somaliland woman and five of her daughters were killed Saturday night in an apartment fire in Stockholm, Swedish authorities said.

The 42-year-old and her family had attempted to escape the fire and smoke via the stairs and were found in the stairwell of the six-story building, police said. The woman’s sixth Read more »

“Siyaasaddu waa iska ciyaar ee maaha cadaawad sida UDUB u taqaano”

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3e/64/c1/a6a1b89001a200017c3b1f84cb4ad53ec8509ed1/580x435/kul5_580x435.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa maanta Koobab guddoonsiiyay Laba Kooxood oo ka mid ah Kooxaha Kubbadda Cagta ee Degmooyinka Magaalada Hargeysa, kuwaas oo ku guulaystay tartan Kubbadeed socday muddo bil ah oo ay ka qayb-galeen 12 Kooxood oo ka kala socday 5-ta Degmo ee Magaalada. Read more »

Hay’adda Interpeace oo ka hadashay Natiijada Diiwaangelinta & eedo loo jeediyay

http://www.apd-somaliland.org/img/20081012davidwhisley.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Hay’adda Interpeace oo wakiil ka ah qaadhaan-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, isla markaana sheegay inay go’aansadeen ka-hadalka warar laga faafiyay oo la xidhiidhay sharciga ay dalka ku joogaan. Read more »

Xisbiga Kulmiye oo maanta ka hadlay arrimo kala duwan

http://rsrc2.bubbleshare.com/media/01/3e/41/9d/8dd71774733e73a9ec72a8e7d91ebb1e12ae646c/580x435/GEDC4837_580x435.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayaa Xukuumadda ku eedeeyay dhacdadii ka dhacday Deegaanka Ceel-berdaale oo ay sheegeen in ay ku timi itaal-darrada iyo baylah ka timi Xukuumadda. Waxaanay ku dhaleeceeyeen xadhigga Weriyayaasha Idaacadda Horyaal. Iyaga oo ka warbixiyay arrinta natiijada Diiwaangelinta. Read more »

Maansadan gaaban waxa la yidhaahaa dagaalkaa ha la joojo

Maansadan gaaban waxa la yidhaahaa dagaalkaa ha la joojo ,waxay ka hadlaysaa dhibaatada colaadu leedahay iyo inay mujtamaca u geysato dhibaato dhinac kasta ka saamaysa sidaa aawadeed ay wanaagsan tahay in la joojiyo dagaalka iyo colaada dhexmaraysa dadka isku midka ah ee ood iyo ab wadaaga ah waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Nur  “qoorubaxay”   Halkan ka dhegayso

Inkastoo la daboolo
Af nool baan hadal deyne
Mayd waxaa u danbeeyey
Kaa duleedada yaale
Nin dhegtiisu dalooshaa
Alaheen ku duwaayoo
Duciyo waanaba qaatee
Balaan maanta ku daalo Read more »

Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown

Mr Dhuhul Mr Sayid

Approaching Somaliland Elections Signal Threats of a Media Clampdown

By Howard Lesser
Washington, DC
24 July 2009

Tensions have been rising in the self-declared Republic of Somaliland in the period leading up to an election campaign and a 27 September presidential vote. The Committee to Protect Journalists (CPJ) is condemning recent media arrests and government banning orders on a radio and TV outlet. Read more »