July 25th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeisa, (Somaliland Globe)- Representatives from donor countries that provide technical and financial assistance to Somaliland in the field of democratization and electoral process are expected to have a meeting in Nairobi today to decide the fate of Somaliland’s presidential election slated for 27 September 2009. Read more »
July 25th, 2009 in Press | Comments Off
London, United Kingdom (Somaliland Globe)- President Rayale has been left isolated as domestic and international condemnation and pressure mounts on his regime over the continued detention without trial of two Radio Horyaal reporters and the closure of local television station, Horn Cable TV (HCTV). Read more »
July 24th, 2009 in Press | Comments Off
(London, UK Somaliland.Org) Diblomaasi ka tirsan wadamada iyagu ku bahoobay Euriope oo sheegay in wadankoodu ka fiirsanayaan sidii ay xayiraad xaga socodka ah loogu soo rogi lahaa siyaasiyiinta xukumada Riyaale
Magaalada London ayaa shalay waxaa ka dhacay kulan xafladeed uu ka hadlayay kaaliyaha Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadaa ee Maraykana, Ambasador Phillip Read more »
July 23rd, 2009 in Press | Comments Off
Sayid on the Left and Dhuxul on the right
ADDIS ABABA, Ethiopia (AFP)–Media freedom watchdog Committee to Protect Journalists on Thursday condemned a growing crackdown on independent media by authorities of Somalia’s breakaway region of Somaliland. Read more »
July 21st, 2009 in Press | Comments Off

Weriyeyaasha Horyaal:9 Maalmood ka dib Xadhigoodii oo la horkeenay Maxkamada
Hargeysa (Somalilandpress)- Garsoorka Qaadayay Dacwada Suxufiyiinta Radio Horyaal ayaa maanta dib ugu celiyay xeer-ilaalinta Qaranka eedii ay ku soo oogtay, waxaanu ku war-geliyay inay soo waafajiyaan xeerka Saxaafada eedayntooda iyo dacwada loo haysto. Read more »
July 21st, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa(Golis)-Ku-simaha Gudoomiyaha, ahna Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID, Md. Aadan Maxamed Mire (Waqaf), ayaa sheegay in kulan ay xalay isugu yimaadeen labada xisbi ee mucaaradku ay kaga wada-hadleen sidii ay iskaashi uga yeelan lahaayeen qodobada ka dhiman shuruudihii deeqbixiyeyaashu ku xidheen sii daynta dhaqaalaha ku baxaya doorashada Madaxtooyada ee kala ah bedelaada hogaanka komishanka doorashooyinka iyo qorshaha nabadgelyada ee doorashooyinka. Read more »
July 21st, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa(Golis)-Mss. Jeni Seson oo ah La Taliyaha Arrimaha Siyaasada ee Wasaarada Arrimaha Dibadda wadanka Sweden, ayaa walaac ka muujisay heerka xad-gudubka xoriyatul-qawlka iyo xuquuqul-aadanaha Somaliland, waxaanay sheegtay in aan Somaliland waligeed la aqoonsanayn hadii aanay xukuumadu joojin ku-xad-gudubka xoriyatul-qawlka iyo xadhiga sharci-darada ah ee muwaadiniinta iyo Suxufiyiiinta.
Mss. Jeni oo booqasho ku joogta Somaliland ayaa maanta ka Read more »
July 21st, 2009 in Announcements | Comments Off
Ahmed Yussuf Dualeh (dhigane)
Somaliland xilli kasta oo xalkeeda iyo xurmaynteed caalam soo dhowaatoba waxa ceejinteeda & carqaladeedaba loo adeegsadaa xubno iyada kasoo jeeda oon garanayn xilka iyo ammaanada ummadeed ee ay xambaarteen kuwaasoon Allena kaga baqayn tuhunada baahay ee beeshii caalamku qarin kari weydey. Warkoodana ku koobeen kuwaas Read more »
July 20th, 2009 in Press | Comments Off
 |
| Wariye Dhuxul Wariye Sayid |
Hargeysa, Somaliland (Kulmiye.org) Wariye Maxamed Cismaan Mire (Sayid) iyo wariye Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa maanta markii ugu horeysay la horgeeyey Maxkamada Gobolka Hargeysa, si loo dhageysto dacwada iyo dambiga ay sheeganayaan ku soo xidhay. Read more »
July 19th, 2009 in Press | Comments Off

Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee KUlMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dalka Kenya caasmidaiisa Nairobi u yimid si loogu sameeyo baadhitaan la xidhiidha jug dhawaan ka soo gaadhay dhinica Misigta. Read more »