July 19th, 2009 in Announcements | Comments Off

Aniga oo ku hadlaya magaca Gudida Idaacadda Horyaal & xubnaha qurbajoog reer Somaliland ee taageera Idaacadda Horyaal oo kala degan dhamaan dalalka kala ah:
USA, UK, Canada, Sweden, Germany, France, Holland, ItalyNorway, Saudi Arabia, Bahrain, Kuwait, Read more »
July 18th, 2009 in Press | Comments Off
(Hadhwanaagnews) Saturday, July 18, 2009
Annagoo ah ardayda dhigata xarunta Tababarka Saxaafadda Burco ee T I T C waxaan baaq iyo cambraaynba u soo jeedinaynaa Xukuumadda annago ka dhiidhiiyayna kana murugaysan wejiga cusub ama marxaladda adag ee ay wajahday saxaafadda xorta ahi, iyadoo aanay Somaliland caado u ahayn cabudhinta saxaafadda xorta ah ama ku Tumushada xuquuqda warbaahinta madaxa bannaan iyo weliba xorriyatul qawlka, ayaa waxa labadan sanno ee u danbeeyey 2008-2009 waxay saxaafadda somaliland wajahday marxalad Read more »
July 18th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa(HWN):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ahna Guddoomiyaha Xisbigaas, Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed-Siilaanyo), ayaa si weyn u cambaareeyay Xadhiga iyo Hanjabaadda ay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale kula kacday Suxufiyiinta iyo Saxaafadda Madaxa-banaan qaar ka mid ah. Isla markaana waxa uu sheegay inuu maalinta Berrito ah Safar caafimaad ugu ambabaxayo Magaaladda Nayroobi ee Xarunta dalka Kiiniya, isaga oo xusay inuu aad uga ladan yahay nabar Read more »
July 18th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
(KULMIYE)
REF: XK/G/0148/09
DATE: 17/07/2009
KU: DR. MAXAMED CABDI GABOOSE =GACANSAAR=
KU: MD. CALI MAXAMED GUULEED (MAARSHAAL) =GACANSAAR=
OG: XUBNAHA HOGGAANKA SARE EE XISBIGA =XARUNTA =
UJEEDDO: MAGACAABID MADAXDA OLOLAHA DOORASHADA
EE XISBIGA KULMIYE
Mudaneyaal, Read more »
July 17th, 2009 in Press | Comments Off
Qabashada sharciga baalmarsan ee weriy eya asha Idaacadda madaxa banaan ee Radio Horyaal

Sida ay ku caan baxday, xakuumadda Rayaale ee sharci darrada iyo xu kun maroorsiga ku fadhiga ayey caado u tahay caga juglaynta iyo cab udhinta shacbiga Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaa u tamar bad an xasarad abuurka iyo ku tacadiga ummaddii u dooratay in ay wax u qa btaaan. Mar walba oo ay qaawanaato aafaadka ka dhasha talo xum ada talo xumadooda, ayaa xukuumaddu isku daydaa in ay ku qariso caga jugl ayn iyo qiiq ay ka aloosto meel aan cudurku oolin. Read more »
July 17th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
DUCO IYO SALAAN

Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) , oo misigta u dhac ay , ka dib markuu ku turun turrooday Jaranjarta barandaha Gurigi isa.
Anigoo Ku hadlaya Magacayga,Maxamed Cali Muse, ka dhammaan sh aqaalaha Bahda Longlivesomalailand News Media, oo ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaanu dhammaantayo duco iyo salaanba u gu dbinaynaa, Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Read more »
July 17th, 2009 in Press | Comments Off
Hargaysa (Oodweynenews)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka waramay sida uu arko shaqaaqadii dhawaan ku dhex martay beelaha walaalaha ah deegaanka Ceel Bardaale, waxaanu tacsi u diray dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay shaqaaqadaa isaga oo xukuumada u soo jeediyay in ay si degdeg ah u fuliso una hubiso go, aamadii ay guurtidu hore uga soo saartay xalinta shaqaaqada Ceel bardaale. Isla markaana waxa uu ka xog-waramay xaladiisa caafimaad oo uu ku tilmaamay in ay Read more »
July 17th, 2009 in Announcements | Comments Off
Somaliland Canadian Congress
Somalilandlandcanadiancongress@gmail.com
Toronto, Canada

Ururaka Somaliland Canadian Congress waxa ay si wayn u canbaareynayaan xadhiga xaqdarada labada Suxufi ee Idaacada Radio Horyaal, md Maxamed Cismaan Mire (Sayid) iyo Axmed Saleebaan Dhuxul oo ciidan boolis ahi ku soo weerareen xafiskoodii iyaga oo shaqadoodii saxaafadeed ku guda jiraill hada ku xidhan xarunta CID-da. Read more »
July 16th, 2009 in Press | Comments Off
“Xisbiga(UCID) Waxa U Qaadan Waa Ku Noqotay Cabudhinta Saxaafadda Xilligan, Hadii aan Looga Danlahayn Dib-u-Dhiigista Ama Carqaladaynta Doorashada”Waq
(Hadhwanaagnews) Thursday, July 16, 2009
 |
| Aadan Maxamed Mire [Waqaf] |
Hargeysa(HWN):-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa canbaareeyey xadhiga ay xukuumadu kula kacday labada wariye ee ka tirsan Idaacada Horyaal maalintii 4aad ku xidhan xarunta CID-da, isla markaana ku tilmaamay inay tahay xadhiga suxufiyiinta ee wakhtigan talaabooyin cusub oo ay xukuumada talada haysa u tafa-xaydatay cabudhinta xoriya-tul qawlka. Isla markaana u muuqata qorshe cusub oo ay ku doonayso in dib loogu dhigo ama lagu carqaladeeyo doorashada Madaxtooyada ee Fooda inagu soo haysa. Read more »
July 16th, 2009 in Press | Comments Off
Dallada waxay xukuumada ka codsanaysaa in ay labada suxufi xoriyadooda loo soo celiyo wixii eed ah ee
Dallada midowga saxaafada banaan ee USJ waxa ay canbaaraynaysaa iyada oo ka xun xadhiga labada suxufi Maxamed Cismaan Mire (Sayid) iyo Axmed Saleebaan Dhuxul) ee ka hawlgala idaacada Read more »