Archive for August, 2009

Ted Kennedy: family mourns death of ‘irreplaceable’ US senator

The family of Senator Ted Kennedy, who has died aged 77 after a year-long battle with cancer, has described him as “irreplaceable”.

By Tom Leonard in Martha’s Vineyard
Published: 2:08PM BST 26 Aug 2009

Previous

1 of 4 Images

Next

Ted Kennedy: Ted Kennedy: family mourns death of 'irreplaceable' US senator

Ted Kennedy became a Democratic Massachusetts senator in 1962 Photo: EPA

Senator Ted Kennedy, 77, dies after cancer battle

Ted Kennedy, the US senator and brother of President John F Kennedy, has died after a year-long battle with cancer Photo: AP

Senator Ted Kennedy, 77, dies after cancer battle

The Kennedy brothers (L-R) John F. Kennedy, Robert Kennedy, and Ted Kennedy in a undated photo at Hyannes Port Photo: AP

Senator Ted Kennedy, 77, dies after cancer battle

Senator Ted Kennedy reacts to the crowd as he speaks to a union convention in Anaheim, June 10, 1980 Photo: AP

Their tribute, in a statement issued hours after the death of the US senator and brother of President John F Kennedy, followed a tribute by US President Barack Obama, who said he was “heartbroken” by the death of a friend.

Senator Edward Kennedy, a powerful force in the senate and in US politics for 50 years, had been ill since he suffered a seizure in May 2008 and was diagnosed with brain cancer . Read more »

“Madax Rayaale Casuumad Ugama Baahnin, Ee Waxaanu Uga Baahanahay Inuu Xaqa Iyo Cadaaladda Ku Dhaqmo” Siilaanyo

http://rsrc1.bubbleshare.com/media/01/35/3e/fe/9cf23adb63c441f89e43c09c8eabbe4150488107/580x435/sawiradii-baarlamaanka-sweden-ee-siilaanyo-040_580x435.jpg

Hargeysa(HWN):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ayaa sheegay inaanay ilaa imika jirin wax arrin ah oo lagu xaliyey khilaafkii Siyaasadeed ee iyaga iyo Xukuummada ka dhex  aloosnaa, isla markaana kulamo dhexdhexaadin ahaa oo uu Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda dawladda Itoobiya oo maalmahanba Hargeysa ku sugnaa la yeeshay dhinacyada Siyaasadda Somaliland isku-haya aanay wax natiijo midha dhal ahi ka soo bixin ilaa hadda. Read more »

Wariyihii Idaacada Horyaal ee gobolka Togdheer oo la sii daayay iyo shaqadii saxafinimo laga xayiray

Burco (Oodweynenews)- Wariyihii Idaacada Radio Horyaal ee gobolka Togdheer Foosi SaleebaanAw-Bindhe, ayaa maanta si rasmi ah looga siidaayay Saldhiga dhexe eebilayska magaalada Burco oo uu si sharci daro ah ugu xidhnaa mudo 28cisho ah. Read more »

Fadeexadii Ka Raacday Xildhibaanada Xisbiga UDUB Ee Galalafay Fadhigii Maanta….

Hargeysa(HWN):-Fadhigii Golaha Wakiillada Somaliland ee maanta ayaa baaqday, kadib markii xildhibaano labaataneeyo ah  oo ka  soo baxay Xisbiga UDUB ay buuq iyo jahawareer aan la filanayn ka dhex abuureen Hoolka ay ku shiraan Golahaasi, iyaga oo ka baqo qaba in Fadhigani la horkeeno mooshin maamuus ka xayuubin Madaxweyne ah. Isla markaana khasaare hantiyeedna gaadhsiiyey Golahaasi Read more »

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriya

Ururka saxaafadda ee MeRiS wuxuu canbaaraynayaa xukunka ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday weriyayaasha bogga wararka ee Berberanews.com.

Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 23ka bisha siddeetaan ay maxkamadda gobolka Saaxil ku riday xukun iskugu jira xadhig iyo xanibaad hawlwadeenada shabakadda Berberanews. Waxay maxkamaddu ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah Maxamed Siciid Cabdillahi (xarago) oo ah tifaftiraha Berberanews inkasta oo aanu Mr xarago ku jirin Read more »

Oppisition Parties position letter


It is difficult to imagine a situation where the same problem keeps reoccurring, and the same failed solution keeps being applied time and again. At some point lessons need to be learned and the lunacy of repeating the same experiment and expecting different results must come to an end. It is our contention that the moment is long overdue but has finally arrived! Read more »

Natiijada Kulan dhex maray Komishanka iyo Shirguddoonka Wakiilada

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/cabdiraxmaan-cirro-1.jpghttp://www.golisnews.com/GolisAdmin/pictures/9201.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay xarunta Golahaas kulan albaabadu u xidhnaayeen kula yeeshay xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka.

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jaamac Maxamuud Cumar oo ka dib markii kulankaasi dhamaaday Saxaafaddu wax ka waydiisay waxyaabihii ay Read more »

Taageerayaashii Ugu badnaa ee Xisbiga kulmiye oo isugu soo baxay Gabiley iyo dareenkii Xukuumada.

Taageerayaasha kulmiye oo aad utiro badnaa ayaa dhamaadkii isu soo baxaasi waxay socod ku soo mareen Jidadka waawayn ee magaalada Gabiley, waxaanay ku dhawaaqayeen ereyo ay ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan xukuumada riyaale … Daawo Sawirada

Gabiley (Gabiley News) Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Go,aankii xukuumada iyo Komishanku ku laaleen Diiwaan galinta ayaa shalay Ka dhacay Magaalada Gabiley,

Isu soo baxaasi oo ay ka soo qayb galeen Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin sar sare oo uu Hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Madax sarsare oo ka tirsan xisbiga kulmiye iyo taageerayaashooda gobolka Gabiley. Read more »

Md Bashe Cabdi Gaboobe Ayaa Loo Magaacabay Gudoomiyaha Olalaha Doorashada Ee Gobolada Galbeed

http://www.haatuf.net/2008images/baashegaboboe01.JPG

Hargeysa, August 23, 2009 (Haatuf) – Xisbiga KULMIYE ayaa shalay u magacaabay md Baashe Cabdi Gaboobe inuu noqdo guddoomiyaha olalaha doorashada ee gobollada galbeedka Somaliland, kadib markii uu jagadaasi baneeyey Alle ha u naxariistee marxuum Cali Muxumed Guuleed (Cali Maarshaal) oo dhawaan ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera waqtigaas oo ay soo dhawaynayeen guddoomiyaha Xisbigaas oo Madaarka Berbera ka soo degayay. Read more »

Ishaa Macalin Ah, Doonidda ShacabKa Rayaale Ma Muquunin Karo!