Archive for August, 2009

Xidhiidhada Uu Rayaale Ugu Baxo Dalalka Dibadu Waa Kuwo Ganacsi Oo Gaar Ah

http://www.oodweynenews.com/uploads/images/KUL.JPG

London,UK- Xoghayaha Arrimaha dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo canbaarayn ah oo ay xukuumada Rayaale iyo xisbiga UDUB, ay si is-daba joog ah weerarayeen isaga, iyaga oo daba jooga xidhiidho uu Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Kulmiye uu la yeeshan dublamaasiyiin ka dalalka reer galbeedka ee Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Umada Reer Somaliland Iyo Muskimiintaba Bisha Ramadan U Bogaadiyay

http://www.voafanti.com/gate/big5/www.voanews.com/somali/images/Siilaanyo.jpg

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamud Siilaanyo waxaa dhamaan dadka reer Somaliland iyo umadaha Muslimiinta ahaba ku bogaadinaya bisha Read more »

Axmed Siciid Cige Oo La Degay Sumcaddii Bbc-da Wararkiisuna Waa Kuwa Aan Dhaxdhexaadnimo Lahayn

ah.jpgBorama-(Lug) -Idaacada BBCda laanta ku hadasha afka Soomaliga, waxay ka mid ahayd meelaha ay dadku jecel yihiin dhegaysigeeda, balse waayadan dambe waxaad moodaa in BBCda Somaliga ku hadasha laga leexinayo dariiqii lagu bartay, malaha hab cusub oo tebinta wararka ah ayaa ku soo biiray BBCda Laanteeda Afsoomaaliga ayaad isweydiinaysaa marka aad dhegaysato wararkeeda ay ka sheegayso gobolada Somaliland. taas waxaa daliil u ah kala jeclaysiga uu samaynayo weriyaha Hargaysa marka uu warka sheegayo, ma Aqoondaradiisa ayaa keenaysa Read more »

Deep concern at prospect of one-party race in Somaliland presidential vote

PRESS RELEASE for immediate release

**Deep concern at prospect of one-party race in Somaliland presidential vote, international election observation coordinators say**

The UK-based team coordinating election observers for the forthcoming presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland has expressed its “deep concern” at political developments in the run-up to the much-delayed vote scheduled for 27 September 2009. Read more »

Mudahraadkii Xisbiyada Mucaaridka Ah Daawo Ishaa Ku Maclin Ah

Hargeysa- SAMOTALIS- Waxa si fiican oo aad u balaadhan u bilaabmay banaanbax lexaad leh oo labada xisbi ee Kulmiye iyo UCID ay ku muujiyeen cududooda iyo taageerada dhabta ah ee dadweynaha. Waxa dawladdu isticmaashay awood kasta ooy ku baajiso. Kolkii lacag iyo laaluush wax qaban waayey, waxa ay adeegsatay taagtii askarta, iyadoo la joojiyey dhammaan wax gaadiid ah oo dadka qaada. Mey se dhicin inay taas wax yeesho dareenkii dadweynah, bal se wey sii dhiirisey. Maanta waxa cad in kalsoonida shacbigu gacanta ugu jirto mucaaridka. Read more »

Wefti ka socda Itoobiya oo socdaal ku yimi Hargeysa

State Ministers of Foreign Affairs, Dr. Tekeda Alemu

myESAi ImageHargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada Itoobiya Mr. Takedu Alum, oo beryahanba la filayay ayaa maanta abaaro 12:20 duhurnimo ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport Hargeysa, waxaanu socdaal rasmi ah oo qaadan doona muddo sadex cisho ah uu ku joogayaa dalka, waxaanu kulamo gooni gooni ah la yeelan doonaa Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin,Guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah ee KULMIYE iyo UCID, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Faysal Cali Waraabe. Read more »

Madaxtooyada Somaliland Oo Isu Badashay Cawyska aan Laga Seexan

Amar Rayaale ku Bixiyey in Xoog Lagu Horjoogsado Isu-soo-baxyada Mucaaradku ku Baaqeen

http://farm3.static.flickr.com/2023/2373004529_52402d7867.jpg?v=0“Madaxweynuhu amar buu ku bixiyey in xoog lagu horjoogsado isu-soo-baxyada labada xisbi mucaarad ugu baaqeen dadweynaha; cidda ugu horreysa ee xabbadda lala beegsanayaa waa annaga”

Muj. Maxamed Kaahin Axmed

Hargeysa (Jam)- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ee KULMIYE Mr. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin amar buuxa ku bixiyey in ciidammada ammaanku xoog kaga hortagaan isu-soo-baxyada dadweyne ee labada xisbi mucaarad ugu baaqeen taageerayaashooda Salaasadda berri. Read more »

Mahadnaq Mudane CabdiCasiis Samaale “Aduunyada Weli Rag Baa Nool”

http://www.allaybaday.com/photogallery/cabdicasiis_samaale.jpg

Umada xalaasha ah ee reer Somaliland meel kasta oo ay joogto waan salaamayaa. Waxaan Illaaahay inooga baryayaa in uu inaga badbaadiyo mowjadaha cakiran ee ka jira dalkii hooyo wakhtigan xaadirka ah. Waxaanan Illaahay inooga baryayaa in uu caqligii saliimka ahaa ee Somaliland halkaa ku soo gaadhay in aanu inaga gudhin ama inaga dhamaan. Waxa maanta cadaatey in ay weli Read more »

Somaliland:In the memory of Ali Gulaid


In the memory of Ali Gulaid — By Ahmed Arwo
Read more »