September 30th, 2009 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Hoggaanka sare ee Saddexda Xisbi Qaran ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku kala saxeexday Heshiis ka kooban 6 Qodob oo ay hore ugu soo bandhigeen Beesha Caalamku , isla markaana ay aqbaleen.
Inkasta oo Warbaahinta dalka oo dhami aanay u dhamayn Read more »
September 29th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off
(Bismilahi Rahmani Rahiim)
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee ku nool cariga weleshka iyo nawaaxigiisa, gaar ahaan tageerayaasha Xisbiyada mucaridka ah ee Kulmiye iyo xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, in ay ka soo qayb galaan shirwayne lagu qabandoono magalada, Cardiff, ee cariga weleshka.
Madasha shirka lagu qabanaya waxa weeye, holka shirarka ee Gobalka (Cardiff County Hall) Read more »
September 29th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa madaxda Goleyaasha iyo asxaabta Dalka ugu baaqay inaanu dalku mar kale gelin Khilaafaad Siyaasadeed. Waxaana Goluhu maanta galay fasax laba Bilood ah.
Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay hadal dardaaran ahaa oo uu Fadhigii Golahaasi waxaanu ka xog waramay culayskii ay lahayd hawshii xal u helida khilaafaadka, waxaanu yidhi, “Waynu ka wada warqabanaa maalmihii ugu dambeeyay ee aynu wadnay xalu helida khilaafaadka dalka dhexyaala, khusuusatan madaxda qaranka la kala reebi maayo waxay Read more »
September 28th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

By A. Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, Read more »
September 27th, 2009 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off

War-saxaafadeed ay si wadajir ah Xisbi UCID UK & Xisbiga Kulmiye UK
Uga Soo Saareen Xaalada Ka Taagan Siyaasada Somaliland
Xisbiga UCID & Xisbiga Kulmiye UK, gudiyadooda fulintu shir ay ku yeesheen maalintii Sabtidii 26.09.09 bariga magaalada London ayaa waxay kaga wada hadleen xaalada siyaasadeed ee wadanka Somaliland ku jiro. warsaxafadeed ay wadajir shirkooda uga soo saareen wuxuu u qornaa sidan: Read more »
September 26th, 2009 in Announcements | Comments Off
OPINION
N 
The political standoff in the unrecognized de-facto republic of Somaliland, is a critical development that is worth an international close watch.
The current political standoff if well analyzed is not of a recent emergent, but have been gradually building up since the coming to power of the current ruling regime . It is unquestionably clear from the way the current regime has shattered the economic progress of this tiny entity . They simply imposed a stifling tax Read more »
September 25th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

What (Somaliland) we are confronting to day is nothing but our sin! We sinned when we handed over our Somaliland to the killers of Somali Landers! To the enemy of Somaliland!We are paying the price now!We have no other alternative except to confront the gang and defeat them because they are determined to destroy Somaliland after they enriched themselves from the Somaliland they want to destroy! They are like the black (spider) widow that kills what gave her the enjoyment she needed! Read more »
September 24th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyayaasha Axsaabta Mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID ayaa caawa shacabweynaha ugu baaqay inay isu-soo-bax isugu yimaadaan Golaha Baarlamaanka hortiisa, si looga hortego muddo-kordhin ay damacsan yihiin Mudanayaasha Xukuumadda taageersan ee Guurtidu. Waxaanay sheegeen in haddii Xukuumadda loo kordhiyo ay Mucaarad ahaan dhisayaan Dawlad. Read more »
September 24th, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Published by Ahmed Arwo on Sep 22, 2009
Category: Politics
Region: Somaliland
Target: SOMALILAND CITIZENS ABROAD AND AT HOME
Background (Preamble):
“We Somalilanders of the diaspora, call on citizens at home and abroad, AU, AL, UN and all friends of Somaliland to ask Rayaale to step down respectfully.”
Despite a motion of impeachment approved in the House of Representatives ( Elected), President Rayaale of Somaliland is clinging to power, and wants to offset with counter-motion from the Upper House (unelected) and whose term the President Read more »
September 21st, 2009 in Codka Muwaadinka | Comments Off

The dictatorial regime of president Riyaale is kindling tension that could.
Rapidly reach flash-point.
The political situation is worsening steadily and there is a real threat of war. These clandestine plots carried out by Riyaale and his hench-men became an acute problem to the peace loving nation of Somaliland. Read more »