September 21st, 2009 in Announcements | Comments Off

Riyaale Iyo Salaadiin Wada UDUB ah oo sheeko ka wada farxisay u socoto waji kalena dadka tusaya iyaga oo Yidhi xisbiyadaanu Dhexdhexaadinaynaa iyaguna dhex aan u ahayn Xisbiyada oo dhan balse wada ah UDUB
Waxa in dhoweytaba dalka ka socday khilaaf siyaasiy oo la xidhiidhi muddo kordhin fara badatay iyo doorashooyin dib loo dhigay oo dhici waayay.
Waxaa maanta iyo maalmahanba saxaafadda ku qornaa guddi salaadin iyo wax garad is xilqaamay oo dhex dhexadin ka galayay xaaladan siyaasaded ee guracan. Sida caaadada iyo dhaqanku inoo ahayd marka khilaaf siyaasaded yimado ama khilaaf colaaded, waxa somaliland ku caano maashay oo ku badbaaday in Read more »
September 19th, 2009 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Ahmed M. Silanyo, KULMIYE Party
Silanyo said he had met with a group of traders who volunteered to mediate between the opposition parties and the president and informed them about his party’s “standpoint” Read more »
September 19th, 2009 in Elections, English | Comments Off

Progressio, the Development Planning Unit at University College London (UCL) and Somaliland Focus (UK) express profound disappointment at the indefinite postponement of Somaliland’s long-overdue presidential election
International development agency Progressio, the Development Planning Unit at UCL and Somaliland Focus (UK) today express Read more »
September 17th, 2009 in Press | Comments Off
Hargeysa Septembar 17, 2009 (Haatuf)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa beeniyey in madaxweyne Rayaale ay kulan wadahadal maanta ku yeelan doonaan qasriga madaxtooyada Read more »
September 17th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Maxamed Xaashi Cilmi
SIDEE. MADAXWEYE, KU NOQDAA KALIDI TALIYE ?
Dalkan Somaliland, ma aha sabool dadkiisii gabay, waxa se gaagixiyay maamul xumo.
Dalku, wuxu u baahan yahay; bad-baado, isbeddel maamul iyo mid fikir (Revolution), oo dhakhsa ah.
Maamulka soo socoda maxaa laga rabaa, inuu qabato? Is-bedel X iyo Y, ma aha xal. Waa in hadda, la qeexo, is-bedelka loo baahan yahay.
Waxa isbedelka la rabo suurta gelin kara. jiilka cusub; waa da’yarta, rag iyo dumar ee koobsaday; tacliin, tayo, tamar iyo tiro, ee maanta mustaqbal koodii daawaha saran yahay. Tahriib iyo aamusnaani ma ah xal. Read more »
September 17th, 2009 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Shir lagu qaybtay xaafada East London lagu cambreynayey dhacdadii foosha xumayd ee sabtidii 12/09/09 xukumada riyaale ku laysay mawadiniin reer Somaliland,isla maarkaasina shirkaasi lagu tacsiyaday mawdiniintaa xaqdarada iyo dulmiga lagu dilay. Waxa shirkaasi ka so qayb kalay Dr cabdi aw daahir, gudida fulinta Uk, laamaha xisbiga kulmiye ee uk , Read more »
September 16th, 2009 in Elections, Kulmiye_party | Comments Off
HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- The leader of Somaliland opposition KULMIYE party, Ahmed Mohamoud Silanyo has paid a visit to the civilians who were injured in clashes between police and demonstrators protesting over the closure of parliament by president Rayale on Saturday. Read more »
September 16th, 2009 in Announcements, Kulmiye_party | Comments Off


Hargeysa (kulmiye.org)- Labada Xisbi Mucaarad ee Kulmiye iyo UCID, ayaa baaq u diray Shacabka Somaliland, Beesha Caalamka iyo saaxiibada Somaliland. waxaanay sheegeen inay soo dhawaynayaan dedaalada lagu doonayo in lagu xallilo khilaafaadka Siyaasadeed ee dalka ka taagan. Read more »
September 14th, 2009 in Announcements, English | Comments Off
Press Release – September 12, 2009
Somaliland American Council (SAC) is dismayed by and condemning the actions of President Dahir Rayale’s government that resulted for the death of innocent people who were exercising their right to demonstrate SAC also condemns Rayale government for closing down the people’s house (the Read more »
September 14th, 2009 in Announcements | Comments Off
UDDAA and Other Somaliland Diaspora Organisation appeal to the President and the Vice-President to resign so that the nation can continue peacefully with its democratisation process.
We have been following, with ever increasing dismay, the delays in the presidential and local government elections and the continual constitutional and political crises over the last four years. We are appalled to see that the reputation of Somaliland as an oasis of peace and a country built on consensus and compromise slowly being dismantled. Our democratic journey is plainly off course; citizens are in our prisons without trials and numerous journalists have been detained and imprisoned. The judiciary is firmly under the control of the executive and the legislative has been emasculated by the executive, so much so that its doors have been literally locked on the order of the President. Read more »