Archive for October, 2009

War degdeg ah: Xisbiga KULMIYE oo bedelay xubintii uu hore ugu magacaabay Komishanka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xubintii saddexda jeer uu soo celiyay Madaxweyne Rayaale ee uu hore Xisbiga KULMIYE ugu magacaabay Komishanka cusub Ilhaan Maxamed Jaamac, ayaa maanta shaaca ka qaaday inay iska casishay xilkaas, islamarkaana ay ka tanaasushay. Halka Xisbiga KULMIYE uu isla maanta xubin kale oo cusub ku bedelay Ilhaan. Read more »

“Xukuumaddii waxay maraysaa inay kala qaybiso Mujaahidiintii dhintay”

http://www.waryatv.com/files/images/P11200991422.jpg

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada, ayaa Xukukumadda ku eedeeyay inay Astaamaha Xisbiga UDUB u xidhay qaar ka mid ah dadkii maanta ka qayb-galay Xuska maalinta Shudada SNM ee 17 October oo maanta laga xusay dalka. Read more »

Tv ga Madaxtooyada Laga Maamulo Iyo Radio Hargeysa, Cayda ha Joojiyaan

Hargeysa October, 15, 2009 ( Haatuf ) – Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo shalay ka qayb galay isla markaana furitaankii xaflad loo sameeyay mawjada FM ee Ee Idaacada VOA laanteeda af Soomaaliga Hargeysa laga Furay oo lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ee magaalada Hargeysa ayey Masuuliyiinta Sare ee xukuumada Rayaale iyo masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ay isku waydaarsadeen khudbado siyaasadaysan oo weerar iyo weerar celin isugu jira, taasoo madashaasi ay isku badashay madal ay xukuumada iyo hogaamiyaasha mucaaridku dhaliilo uga soo jeediyaan maamulka idaacada iyo hab dhaqanka Read more »

Experts now believe Somaliland republic is at crisis point.

14 October 2009 | News

Bookmark and Share

Somaliland stability ‘under threat’
An injured man at an opposition rally in Hargeisa, 12/09

Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991. But BBC Africa analyst Mary Harper reports that some experts now believe the self-declared republic is at crisis point. Read more »

HESHIISKII BEESHA CAALAMKA OO DURBA XISBIGA UDUB XAGAL DAACINAAYO

http://www.pridepartnership.co.uk/Upload/173017-412007--Handshake%20Agreement1%20.jpg

Intaanay ka soo wareegin mudo labo todobaad ah heshiiskii lagu
diirsaday ee beesha caalamku ku dhexdhexaadisay qaybaha siyaasada
isaga soo horjeeda ee Somaliland ayaa waxaad moodaa in durba
madaxweyne riyaale bilaabay siduu u xagal daacin lahaa fulinta
heshiiskaas waxaana muuqda ifafaalo muujiyana in mar kale laysku mari
waayayo sida loo soo dhisayo komishanka cusub taasoo keeni karta in Read more »

Gudoomoyaha Xisbiga Oo Tacsiyadaynaya Dhamaan Shacabka Reer Somaliland Gaar ahaan

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Maxamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magciis a, kan qoyskiisa, iyo kan  dhammaan Madaxda Xisbiga Kulmiye , taageerayaashiisa, Xubnihiisa, Guddiyadiisa kala duwan, waxa Read more »

War Degdeg ah: KULMIYE oo ka jawaabay Qoraal M/weynuhu ku diiday xubintii ay u xuleen Komishanka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa maanta jawaab ka bixiyay Qoraal uu isla maanta Madaxweyne Daahir Rayaale ku soo celiyay xubintii Xisbiga KULMIYE uu u magacaabay xubnaha cusub ee Komishanka. Read more »

Shir Ka Dhacay Cardiff Iyo Goaamadii Kasoo Baxay

http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SN6kBQ961oI/AAAAAAAAAUY/8FSDPgCc9UY/s320/DCP01636.JPG

Shir ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen xubnaha iyo taageerayaasha labada xisbi ee mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE ee ku dhaqaan gobolka Welishka ee dalka UK ayaa lagu qabtay madaxda Welis ee Cardiff, 05/10/2009. Read more »

Gudoomiyhii komishanka qaran iyo xubno kale oo iscasilay

http://i30.tinypic.com/33v2rgz.jpg

Hargeysa(Jam)- Gudoomiyihii komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Md. Jaamac Maxamed Cumar (Sweden), oo ay weheliyaan saddex xubnood oo kale oo ka mid ah xubnaha komishanka qaranka ayaa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay in ay xilkii ummadda ay u hayeen iska casileen. Jaamac Sweden waxa uu iscasilaadooda ku macneeyay in aan komishanka qaranku noqon doonin mid joogitaankiisu dib u dhac ku keeno Read more »

Gudoomiyayaasha sedexda xisbi qaran ee Kulmiye, Ucid iyo Udub Oo Kulan Dhexmaray

Sample ImageHargeysa (Kulmiye.oorg)- Labada guddoomiye Xisbi Mucaarad ayaa maanta kulan la xidhiidha fulinta qodobada Heshiiskii dhawaan la gaadhay yeeshay Madaxweyne Rayaale.

Kulankan dhex maray Madaxweyne Rayaale iyo labada Guddoomiye Xisbi Mucaarad, ayaa inkasta oo ay dibedda ka joogeen Warbaahinta madaxa bannaan, haddana sida lagu Read more »