November 2nd, 2009 in Press | Comments Off
November 2nd, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay isla qaatay xubin ay u xuleen Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka.
Xubnaha Komishanka cusubi waxay Guddoomiye u doorteen Eng. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) oo ka mid ah Xubnaha uu Madaxweynuhu soo xulay, ka dib markii ay shalay kulan ku Read more »
November 1st, 2009 in Press | Comments Off
|
| |
|
|
London(Oodweynenews)-Waxa shalay oo ahayd Sabti ka dhacay bariga magaalada London gaar ahaan xaafada aadka reer Somalilandku ugu badan yihiin ee Woolwich shir weyn oo ay soo qaban qaabiyeen Gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa ee cardigan ingirriska ee xusbiga Kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xafadan Woolwich Maxamuud Caseyr.
Ugu horeyn Gudoomiyaha laanta Woolwich ee xisbiga kulmiye oo shirka furay waxa uu mahadnaq usoo jeediyey dadkan kazoo qaybgalay shirkan isagoo hadalakii ku wareejiyey gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee UK Ibrahim Huseen oo isna sidaasoo kale mahadnaq usoo jeediyey dadkii Read more » |
|
November 1st, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off

Toronto, Canada - Shir balaadhan ayaa maalinti Sabtidii ay isugu yimaadeen taageerayaasha xisbiga Kulmiye e magaalada Toronto ee dalka Canada. Ujeedadooyinka shirkaas ayaa isugu jiray guud ahaan arimo badan oo la xidhiidha xaalada Somaliland iyo gaar ahaan dar dar galinta hawlaha xisbiga ee laanta magaalada Toronto. Read more »
November 1st, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off